Gudoomiyaha Ucid oo maanta Xil u magacaabay Masuul Cusub

0
Wednesday October 23, 2013 - 16:44:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ucid oo maanta Xil u magacaabay Masuul Cusub

    Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha Gobolka M/JEEX ee Xisbiga UCID,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha Gobolka M/JEEX ee Xisbiga UCID, JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
ucid
Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUcid
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
REF /UCID /930/ 2013 Date, 20/10 /2013

Ku :Md, faysal Abiib Gudhane Hargeisa
Ujeedo: Xil Magacaabis
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha Gobolka M/JEEX ee Xisbiga UCID,


Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo hawlkarnimadiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 20/10/2013 u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka M/jeex ee Xisbiga UCID Md, FAYSAL ABIIB GUDHANE.
Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.
waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay

ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng Faysal Cali Waraabe________________________




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured