Wariyihii gaarka ahaa ee madaxwayne siilaanyo Siciid Axmed Cawaale (Maazim) Ayaa lasheegayaa inuu dalka ka dhoofay kana dagay caasimada wadanka turkiga ee istanbul

0
Wednesday October 23, 2013 - 16:36:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariyihii gaarka ahaa ee madaxwayne siilaanyo Siciid Axmed Cawaale (Maazim) Ayaa lasheegayaa inuu dalka ka dhoofay kana dagay caasimada wadanka turkiga ee istanbul

    Hargeisa(xogreebnews.com-warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo jirtay ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo jirtay ahaa wariyaha Hargeisa(xogreebnews.com-warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo jirtay ahaa wariyaha gaarka ah ee madaxwaynaha laguna xasuusto doorkii firfircoonayd ee tabinta safarada madaxwaynaha iyo dalka gudihiisaba, ayaa shaqaale xog ogaal ahi noo xaqiijiyeen in maamulka tvga qaranku kula kacay cadaadis iyo cadaalad daro salka ku haysa qof jeclaysi,kadib markii isgoo u diyaar garoobay safaro madaxwaynuhu ku tagayay dalka turkiga uu maareeyaha tvga qaranku ku badalay shaqsi kale aan khibrad badan u lahayn habka warsoo gudbinta safarka madaxwaynaha.waxaa kale oo shaqaale xog ogaal ahi sheegayaan in maal mihii u danbeeyay uu shaqada ku waday cagajiid iyo niyad jab. waxaa arintaasi wer wer ku abuurtay dhalinyaro badan oo kutaamijiray in heerka wariyaha madaxwaynaha gaadhaan. waxaa kale oo warar xog ogaalahi noo xaqiijiyeen in sababtadhabta ah ee wariye siciid maazim u tahriibay ay tahay in lagula kacay nin jeclaysi salka ku haya inlagula coloobo firfircoonida iyokartida shaqadiisa, isla markaana lagula kaco bahdilaad iyo mushaharkiisa oo ahaa inta shaqaalaha darajda B ah ay qaataan oo dhan wax ka yar hal milyan oo shilinka somaliland ah in wariye wariye muniir axmed cigaal iyo xamse cali bulbul oo aan haayada shaqaalaha si rasmi ah uga diwaangashanayan la siiyo mushar kala ah muniir axmed cigaal 10-milyan oo shilinka somaliland ah halka xamse cali bulbulna loo qoray 5milyan oo shilinka somaliland ah, waxaa arintaasi ay keentay in niyad jab xooglihi soo food saaro wariyihii gaarka ahaa ee madaxwaynaha, arintaasina ay sababtay inuu dalka ka tahriibo. ilaa hada ma jiraan warar xaqiijinaya in madaxtooyadu dhacdadan qaranka ceebta ku ah la socoto iyo saamaynta ay ku yeelankarto shaqaale badan oo imtixaan ku helay shaqada looga sadbursiiyo shaqsiyaad lagu qoray sife kale oo aan rasmi ahayn, si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay ee wariye madaxwayne dalka ugaga tahriibo cadaalad daro lagula kacay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured