Waxaanu Canbaareynaynaa Falkii Asasineeshinka ahaa ee lagula kalay Xildhibaan Qabile, Xukuumada Siilaanyo iyo Urur Al-Shabaab waxay iska Shabahaan Weerarada Asaasinayshinka ah ee Ay Ku beegsadaan Dadka Fakarkooda K a soo Horjeeda:

0
Wednesday October 23, 2013 - 16:31:31 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu Canbaareynaynaa Falkii Asasineeshinka ahaa ee lagula kalay Xildhibaan Qabile, Xukuumada Siilaanyo iyo Urur Al-Shabaab waxay iska Shabahaan Weerarada Asaasinayshinka ah ee Ay Ku beegsadaan Dadka Fakarkooda K a soo Horjeeda:

    waxaan halkan ka canbaaraynaynaa falkii wax shinimada ahaa ee lagula kacay Xildhibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan halkan ka canbaaraynaynaa falkii wax shinimada ahaa ee lagula kacay Xildhibaan waxaan halkan ka canbaaraynaynaa falkii wax shinimada ahaa ee lagula kacay Xildhibaan Qabile oo ka tirsan xisbiga UCID, xildhibaanka ah nin ku caan ah mucaaradada dowlada siilaanyo, oo iyadu ku caan baxday in ay tahay dowlada aan mucaaradada u adkaysan karin.
shacabka reer Somaliland waxay xasuustaan falkii noocan oo kale ahaa ee Asaasinayshinka ahaa ee lagula kacay Masuuliyiintii Jaraa’idka HUBAAL, kan qabile lagula kacayna waa kii oo kale. marlabaad aad aad baanu u canbaaraynaynaa falkan fulaynimada ah.

waxaa layaab ah Dowladan Siilaanyo waa dowladii ugu horaysay ee Somaliland soo marta ee ficilo noocan oo kale ah kula kacda Mucaaridka iyo Warbaahinta Madaxabanaan.
MR. CABDULQADIR MOHAMED
XOGHAYAHA XISBIGA UCID EE UK BRISTOL



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured