Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada.Q/1aad.Qalinkii Suleiman Bashir Omar

0
Tuesday October 22, 2013 - 20:49:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada.Q/1aad.Qalinkii Suleiman Bashir Omar

    Allaamahadleh, Ammaanoodhanisagaayaaleh, qofkuuhanuuniyoayaahanuunsan, ninkuulumiyana wax hanuuninkaraa ma jiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaamahadleh, Ammaanoodhanisagaayaaleh, qofkuuhanuuniyoayaahanuunsan, ninkuulumiyana wax hanuuninkaraa ma jiraan.

Akhwistoowwaxaanqormadanookakoobnaandoontadhawrqayboodaankusookoobidoonaa, Doorkaaqoonyahankukuleeyahayhorumarkabulshada, marka horse, waakumaaqoonyahanku?MaxaaseloogabaahanyahayAqoonyahan?Muxuusekusookordhinkaraabulshada?

Hadabaakhristoowwaakumaaqoonyahanku?

Aqoonyahanwaaqof wax bartayooaqoongaarana u yeeshaycilmigaaraoowaxtar u yeeshabulshada. WaxauunoqonkaraaDhakhtar, Sharciyaqaan, Dhaqaale-yahan, khabiirdiimeed, siyaasaddaiyoculuumta kale eejirtanoloshaaadanahanahoreloogumariyo.

Aqoonyahankuwaaqofka ay dad badanoobulshadaka mid ahikagadaydaanaqoontiisaiyokartidiisainaygaadhaansi ay ugufaa’iideeyaanbulshada, waxamarkaasloogabaahanyahay in aqoonyahankuyahay mid kahufanQabyaaladiyokalasoocidabulshada, siuubulshadainteeda kale ugunoqdohormuud ay kudaydaankartidiisaiyowaxqabadkiisa. Aqoonayahankuwaalafdhabartabulshadawaanakuwa ay dunidukukalahorumartay.Umadkastaoodunida bur buriyodhibaatokuhabsatanawaxaa bad-baadiyaAqoonyahankeeda, WaxgaradkeedaiyoDa’yarteedaoo ah dadka ay bulshokastaakufaanto.

Waxawaajib ah in qofkastaooaqoonyahan ah uukasoobaxodoorkiilaguyaqaanayaqoonyahankaeexagahorumarkabulshadaiyokashaqayntamidnimada, inkastoo ay jiraanmaantakumanaanaqoonyahanosoomaaliyeedoodunidadacaladeedakukalabaahsanbalseaanaymaantajirin wax midnimo ah ookadhaxaysaaqoonyahankasoomaalidameelkastaoo ay joogaan, waxaa la odhankaraawaxaygabeenkaalintoodii ay kulahaayeenbulshadaiyohorumarkadalkaiyodadka. Laakiinwaxaa loo baahanyahayaqoonyahandhab ah oodadkiisaiyodalkiisaba wax tara, uganafaa’iidaayeaqoontiiuusoobartaybulshada. Waa inuuyahay mid buuxiyakaalintauukuleeyahaybulshadiisaunatafaxaytasidiiuuisaguugaqaybqaadanlahaahorumarkabulshada, hormuudnaugunoqonlahaamidayntaaqoonyahankaiyobulshadainteeda kale.Aqoonyahankastaawaainuukasheqeeyomidnimada, Horumarkaiyo wax wadaqabsigabulshadasimeelloogawadajeestodhibaatooyinkadhaqaaleeebulshadahaystaloonagaadhohorumarwaaraoobulshadukunoolaato.

Waxaanwadaognahay in wadanwalbaooaduunkahorumarainayhormarkiisakadanbeeyaanaqoonyahannokudadaalaysidii ay umadooda wax uguqabanlahaayeenunahorumarinlahaayeen. Hadabamaxaaaqoonyahankeenii u diidayinuukashaqeeyohorumarkadadkiisaiyodalkiisa?Ma aqoonta ay barteenayaankufilnayandadka?misewaxa ay barteenayaanahaynba wax aandadkabamanfaciyofaa’iido u lahayn? Hadabasu’aalahanJawaabohoodaakhristoowadigaayankuudhaafay.

Hadabaaansoogunaanadoqormada, Waxaynumaantawadaognahay in dhamaanbulshadasoomaaliyeedmeelkastaoyjoogtabaCidna u maqnaynCeelna u qodnaynwaxaankaahaynaqoonyahankalaakiinaqoonyahankuwaainuuogaadaaarintaas.Qofkastaooaqoonyahan ah waxaaloogabaahanyahayinuukawarhayo kana qaybqaatodoorkauukuleeyahaybulshada.

LA SOCO QAYBAHA DANBE INSHA ALLAAAH.

Suleiman Bashir Omar

Kampala, Uganda.

Email: ibnubashiir99@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured