WASIIRKA UGU AWOODA BADAN XUKUUMADDA SIILAANYO OO U KUCITAY DALKA UK

0
Tuesday October 22, 2013 - 20:37:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIRKA UGU AWOODA BADAN XUKUUMADDA SIILAANYO OO U KUCITAY DALKA UK

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland ayaa safar u ku sheegay in in ugu baxay aqoon radin ayaa qoraal soo dhiigay facebooke waxuna u dhigna sidaan. Waxaan maanta kasoo kicitimay Dalkaygii Somaliland anoo u soo jeeda Qaarada yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland ayaa safar u ku sheegay in in ugu baxay aqoon radin ayaa qoraal soo dhiigay facebooke waxuna u dhigna sidaan. Waxaan maanta kasoo kicitimay Dalkaygii Somaliland anoo u soo jeeda Qaarada yurub "Safarkayga Maantu Wuxuu Daarran Yahay Labo Arrimood.." Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland ayaa safar u ku sheegay in in ugu baxay aqoon radin ayaa qoraal soo dhiigay facebooke waxuna u dhigna sidaan.
Waxaan maanta kasoo kicitimay Dalkaygii Somaliland anoo u soo jeeda Qaarada yurub
"Safarkayga Maantu Wuxuu Daarran Yahay Labo Arrimood.."
Waxaan maanta kasoo kicitimay dalkaygii Somaliland anoo u soo jeeda Qaarada yurub gaar ahaan dalka UK , Safarkaygu Wuxuu Daarran yahay labo Arrimood, “Ugu horayn Waxaan Imtixaan ka gelayaa Jaamacaddaydii York St John University oo aan ka wado Master Program ah Leading Innovation & Change” Kadibna, waxa qorshahayagu yahay in Xubnaha Guddida Dhismaha Waddada Ceerigaabo ee loo qorsheeyey qaadhaan ururinta Qurbajoogga reer Somaliland ee Waddamada Europe in ay 10th November isugu nimaadno Magaalada London si aanu u samayno (Fund Rising) ama qaadhaan ururinta ay Bulshada Reer Somaliland ee Qurbajoogga ahi kaga qayb qaadanayaan Dhismaha waddada Ceerigaabo iyo Burco oo aanu ka rajaynayno in ay qayb wax-ku ool ah ka qaadan doonaan Dhismahada Waddadaasi sidii ay horeba uga qayb qaadan jireen Dib-u-dhiska Dalka oo aynu wada Ogsoonahay Waxtarka iyo Horumarka dalka ee ay hadh iyo habeemba heegnka u yihiin.

Waxaan Alle ka rajaynayaa in hawhlahaas uu ii fududeeyo sidoo kalena waxaan rajo buuxda ka qabaa walaalaha qurbahu in ay gacan wax ku ool ah ka gaysan doonaan qaadhaan ururinta wadada Ceerigaabo iyo Burco
Dalkan inaga ayaa u dad ah, inaga ayaa u dawlad ah, marka aan shilinkeena isku darsano ayaan shilimo dawlado shisheeya raadsan karnaa ama kaba maarmi karnaa.
Shacabka reer Somaliland Guulaysta meel aad joogtanba
Wa Bilaahi Tawfiiq..
Hargeisa(xogreebnews.com office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured