Gudoomiyaha Ucid oo daaha ka feyday in loo hanjabay iyo cidii u hanjabtayba, si mug weyn u canbaareeyay Shirqoolkii lala beegsadey xidlhibaan Qabiile

0
Tuesday October 22, 2013 - 19:36:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ucid oo daaha ka feyday in loo hanjabay iyo cidii u hanjabtayba, si mug weyn u canbaareeyay Shirqoolkii lala beegsadey xidlhibaan Qabiile

    Hargeysa-(xGudogreebnews.com-omiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa si mug weyn u canbaareeyay weerarki iyo shirqoolkii is-huwanaa ee lala beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ,kana mid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xGudogreebnews.com-omiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa si mug weyn u canbaareeyay weerarki iyo shirqoolkii is-huwanaa ee lala beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ,kana mid ah Hargeysa-(xGudogreebnews.com-omiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa si mug weyn u canbaareeyay weerarki iyo shirqoolkii is-huwanaa ee lala beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ,kana mid ah Xildhibaanadii Xisbiga Ucid uga soo baxay Gobolka Saaxil.
Gudoomiye Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu xildhibaanka sadex xabadood ku riday Nin hubaysan oo la sheegay inuu yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka Somaliland kaas oo aan ilaa hadda wax talaabo ahaanay ka qaadin Hayadaha Amniga Somaliland.

Gudoomiye Eng.Faysal Cali Waraabe wuxuu sidoo kale daaha ka feyday in isaga laftiisa loo hanjabay oo ay u hanjabeen xubno ka tirsan Qasriga Madaxtooyada Somaliland inkastoo aanu Faysal si toosa u carabaabin xubnahaasi kuway yihiin.
Geesta kale sida Qarannews hore u baahisey Siyaasiyiin mudakara oo aad ugu dhawdhaw Gudoomiyaha UCID Faysal Cali waraabe ayaa Qarannews u xaqiijiyey inuu dhanka Telefoonka hanjabaado is xigxiga u soo mariyey wiilka uu soddoga u yahay Madaxweyne Siilanyo ee Baashe Cawil X.Cumar moorgaan.
cource Qarannews



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured