WAR-SAXAFADEED KASOO BAXAY XISBIGA UCID :ISKU DAYGI DILKA XILDHIBAAN Maxamed Farax Qabile)

0
Tuesday October 22, 2013 - 19:11:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR-SAXAFADEED KASOO BAXAY XISBIGA UCID :ISKU DAYGI DILKA XILDHIBAAN Maxamed Farax Qabile)

    Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party
Ref/UCID/939/2013 Date: 22/10/2013
WAR SAXAAFADEED
HARGEYSA
UJeedo/Canbaareyn (Isku Day Dil Xildh Maxamed Farax Qabile)
Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile
Kaas Oo ahaa Xaley Abaaro 7:05 Pm in Xaafada Jig Jiga Yar Laysku Dayo in Lagu Khaarajiyo Dil Qorsheysan,Falkaas Oo uu Geystey Nin ka Mid ah Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sita Darajada Kabtanka uu ugu Yaraan Sadex Xabadood Oo RASAAS ah Ku Ridey Balse ilaahey Ka Nabad Galiyey

Hadaba Xisbiga Ucid Waxaa uu Cod dheer iyo Cod gaabanba Ku Canbaareynayaa Dhacdadaa Foosha Xun Ee Ugubka ah Isla Markaana Arxan Darada ah Ee Ceebta Ku ah Qaranka Somaliland (in La Bar tilmaameedsado Madaxda Qaranka Somalliland )
Ugu Danbeyntii Waxaa uu Xisbiga Ucid Ugu Baaqayaa Xukuumada Talada Haysa iyo Haayadaha Amniga Qaabilsanba in Si Deg Deg Ah Loo Soo Qabto Ninkii Falkaa Geystey iyo Cidii Ka Danbeysayba,Si aaney U noqon Wado Furan Oo Madaxda Qaranka Lagu Bartilmaameedsanayo

Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid
Md Yusuf Keyse Alaahi
ALaa Mahad Leh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured