Warqad Furan;Madaxweyne Siilaanyo Masuuliyinta Ka Soo Kaysa Wax-Qabadka Waxay Ku Darsadan Xadhiga Aqoon Yahan Jiir,Guulna Maha Ee Waa Guldaro+Baaq Uruurada Xaquuqal Insaanka

0
Monday October 21, 2013 - 12:03:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 930
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad Furan;Madaxweyne Siilaanyo Masuuliyinta Ka Soo Kaysa Wax-Qabadka Waxay Ku Darsadan Xadhiga Aqoon Yahan Jiir,Guulna Maha Ee Waa Guldaro+Baaq Uruurada Xaquuqal Insaanka

    Waxaa si arxan daro july 11/2013 xabsi lo taxaabay aqoon yahan jamaac cilmi (jaamac jiir) oo ahaa wiil dhalinyaro ah isla markana xir-fadiisa aqoooned ee wax qooristiisu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa si arxan daro july 11/2013 xabsi lo taxaabay aqoon yahan jamaac cilmi (jaamac jiir) oo ahaa wiil dhalinyaro ah isla markana xir-fadiisa aqoooned ee wax qooristiisu

Waxaa si arxan daro july 11/2013 xabsi lo taxaabay aqoon yahan jamaac cilmi (jaamac jiir) oo ahaa wiil dhalinyaro ah isla markanaxir-fadiisa aqoooned ee wax qooristiisu ku sallaysneed tabinta maqaalo u ku iftiimiyo dhaliilahajira ee xukuumada madaxweyne siilaanyo ,waxaana goor habeenimo ah laga qaabtay agaagarka madaxtooyada goor lasoo afuray,waxana la dhiigay xabsi oo u muddo ku jiray billa xukun la”aan,aqoon yahan ayaa laba billood ka dib ayaa lagu xukumay si qarsoodi ah ,manay jirin ciid garyaqaan oo u dooda aqoon yahanka oo madasha joogta.

Waaxa kalon goobtan joogin eheelada u kasoo jeedo aqoon yahanku oo aan lala socodsin ,waxana si cadaalada ka fog logu riday wax lagu sheegay xukun,oo anad fahmi Karin sabab alaale iyo sabab lo cuskaday xukunka kana araadan nadaamka sharciyeed ee dalka u yaalla.

Waxaana lagu xukuumay mid ka aradan nadaam ka sharciyeed ee daalka u yaalla,waxanalagu riday afar sanno oo waliiba lo dhaadhiciiyay man-dheera ,waana masiibo ku dhacday bahda dadweynaha wax u iftiimisa qoraayada ah

Hadaba aan u soo dhaadhaco dulucda maaqal kan madaxweyne waxaa ka dhacday magaalada Hargeisa goob ay ku sugan yihiin dadweyne badan oo u badan siyaasiyiin iyo waliiba saxafiyiin tiro badan in wasiirka warfaafintu u cod dheer ku dhawaaqay oo yidhi “wax-qabad xukuumada waxaa ka mid ah nin waallan oo la odhaan jiray aqoon yahan jiir ayaanu xidhnay markii laga fadhiiyi wayay wuxuuna dhiiga ku kiciin jiray wasiirka madaxtooyada,ereeyadani waxaay I xasuusiyeen dhacdo hore wakhtigii u dalka Xuuumayay dawladi Rayaale oo u xisbiga kulmiye mucaaridka ahaa ,sheeko dhacday oo an goob jog ka ahaa

Waa habeenimo waxaanu joognay wargeyska saxansaxo oo u gudoomiye u ahaa wasiir cukuse aniigu aqoon uma lihii aqoon yahan jiir balse waxaa no soo galay jamac jiir oo naso dul istaagay oo waliba aad no sallaamay,wasiir cukuse ayaa ku yidhii “jaamacow waxaad tahay aqoon yahan sare ee caawa waxaan kugu qorayaa maqaalku saabsan musuq-masuqa dheeyay dawladan taagta daran kkkkkkkkkkkk ,jaamac jiir ayaa amusay wakhti koban ,waxanu ugu jawaabay wayay ee adiigu qor cabdilaahow, wasiir cukuse ayaa ugu jawaabay wayay adeer wallee waa nin waxaan subuxi ku arkay wargeys-kiisa maqaal si fool xun logu caayayo,dawladi Rayaale ninkii sidaas ahaa ee waliiba qori jiray warar fool xun oo ku saabsan marwooyinka la qabbo oo u odhaan jiray wax aad u fool xun ayaa hadana manta ku faanaya waxaa xabsiga nogu jira aqoon yahan jiir oo waliba ku darsadanaya wax-qadabkiina waa masiibo ku dhacday dawlada siilaanyo in manta intay cabuudhiso xoriyatul qawlka hadana tidhaadohadana ku darsato,wax-qabad.

Hadaba madaxweyne waxaad ahayd wax-garad ildheer oo ilduufku ku yar yahay markaan ku ogaa waxanad saaxib dhow la ahaayd bahda qalinleeyda oo aad ugu dhowayd lakiin,hadaba waxaa dhacaaya ma ahaa kuwo lo dulqaadan karo manta hadaad,tahay madaxweyne dadka u cadaalad sammeeya waa inaad cafiis deg-deg ah u fiidisa,aqoon yahan jiir oo hadda anayn wacnayn xaladiisa cafimaad in laga soo daayo xabsiga oo u ku daran yaysan yahay.

Waxaan ogaa adiiga oo warbaahinta marka qof laga xidho aad si wayn uga guban jirtay ,maant hadanad la qabin wasiirkaaga warfaafinta waa inaad xaal deg deg ah ka keenta ama xilka ka tirisa,madaxweyne caqli ma gasho in qof fikirkiisa cabiray lagu sheego in u ka horyimmi tallo beeled waa ayaan daro labaad oo ku dul-hoganaysa,.la soco…….qaybta danbe

Qalinkii cabdi casiis bashiir nuur

Tel:4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured