Mujaahid Yuusuf Maydal oo xaal siiyay Xasan Guure

0
Monday October 21, 2013 - 10:31:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Yuusuf Maydal oo xaal siiyay Xasan Guure

    Hargeysa(xogreebnews.com- Mujaahid Yuusuf Maydal oo xuskii 17-kii Oktoobar qaybinayay Cod-baahiyihii lagaga qudbadaynayay munaasibadaasi ayaa Raali-gelin iyo Xaal ka bixiyay fal uu kaga hor istaagay Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga in uu ka hadlo xus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Mujaahid Yuusuf Maydal oo xuskii 17-kii Oktoobar qaybinayay Cod-baahiyihii lagaga qudbadaynayay munaasibadaasi ayaa Raali-gelin iyo Xaal ka bixiyay fal uu kaga hor istaagay Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga in uu ka hadlo xuskaasi. Hargeysa(xogreebnews.com- Mujaahid Yuusuf Maydal oo xuskii 17-kii Oktoobar qaybinayay Cod-baahiyihii lagaga qudbadaynayay munaasibadaasi ayaa Raali-gelin iyo Xaal ka bixiyay fal uu kaga hor istaagay Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga in uu ka hadlo xuskaasi.

Yuusuf Maydal oo wargeyska Waaheen uga waramay dhacdadaas wixii ku kalifay iyo sida ay u dhacday waxa uu yidhi “Mujaahidka in aan mikirifoonka u dhiibo oo uu hadlo Xaq buu u lahaa, waanagu qaali inbadan baanu soo wada shaqaynay, waxa weeyi isagoo cadhaysan buu soo galay dabadeed waxaan is idhi haddii aad u dhiibto hadal munaasibada ka baxsan buu odhan doonaa waana nin weyn markaas intaas uun bay ahayd xaal baanan ka bixinayaa.”


Waxaanu isagoo ka xun sida ay wax u dhaceen iyo hadal haynteeda raaciyay “Madal u furan mujaahidiintay ahayd, madal inuu ka hadlo mudan bay ahayd laakiin Munaasibada oo Tacsi ahayd awgeed baa igu kaliftay inaan arrintaas sameeyo, mujaahid Xasan arrintaas waan ka raaligelinayaa.” Ayuu yidhi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured