War degdega: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xalay ku geeriyoodey Cusbitaalka Ku yaala Imaaraadka

0
Sunday April 07, 2013 - 10:37:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War degdega: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xalay ku geeriyoodey Cusbitaalka Ku yaala Imaaraadka

    Hargysa,(xogreebnews.com)-Maayarka Caasimada Hargeysa Eng.Yuusuf Warsame Siciid, Oo xaaladiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargysa,(xogreebnews.com)-Maayarka Caasimada Hargeysa Eng.Yuusuf Warsame Siciid, Oo xaaladiisa
War degdega: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xalay ku geeriyoodey Cusbitaalka Ku yaala Imaaraadka


Hargysa,(xogreebnews.com)-Maayarka Caasimada Hargeysa Eng.Yuusuf Warsame Siciid, Oo xaaladiisa caafimaad kasoo dareysay Maalmuhii u dambeeyey ayaa xalay ku geeriyoodey Cusbitaalka Cusbitaal ku yaala Wadan ka isu taga Imaaraadka (UAE.
Dhamaan shaqaalaha shabakadda caalamiga ee xogreebnews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka reer somaliland gaar ahaan Dadka reer Hargaysa iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday mayor-ku. marxuumkana waxaan ilaahay uga baryaynaa janno iyo naxariis inuu ka waraabiyo.
Innaa lilaahi waa inna ilayhi raa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured