Liiska Xubnaha Guddiga qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

0
Sunday October 20, 2013 - 11:36:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Xubnaha Guddiga qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

    Hargeisa-(Xogreebnews.com-Hogaanka xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Siilanyo ayaa la sheegay inay isku waafaqeen liiska xubnaha gudiga qabanqaabada shirweynaha Kulmiye inkastoo dhawr xubnood laysla qaatey in la bedelana bedelkoodii laysku waafaqay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(Xogreebnews.com-Hogaanka xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Siilanyo ayaa la sheegay inay isku waafaqeen liiska xubnaha gudiga qabanqaabada shirweynaha Kulmiye inkastoo dhawr xubnood laysla qaatey in la bedelana bedelkoodii laysku waafaqay. Xubnaha Guddida qabqaabada shirweynaha Kulmiye ilaa hadda magacyadooda warbaahintu heshay ayaa waxaa ka mid ah:-
1-Faarax Xadhigle
2-Xildhibaan Saleebaan Bukhaari
3-Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble
4-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi
5-Xildhibaan Ibraahin Kacaan
6-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere
7-Mustafe Faarax Dhoore
8-Cumar Dixood
9-Xasan Gaafaadhi
10-Cabdi Giire
11-Axmed Xuseen oomane
12-Abuubkar Xaamud Jibriil
13-xildhibaan Maxamuud Jaamac warfaa
14-Xildhibaan maxamuud Axmed obsiiye
Ku darsoo waxaa jira dhawr xubnood oo kale oo aan magacyadooda la shaacin balse la sheegay in bedelkooda hadda uun laga faraxashey!.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured