Ciidamada Liyuu Boliska Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Magalada Bali Cabane Ku Dilay Nin Xoolo Dhaqato Ah Xalli Magalada Hargeysa Wasiiro Ka Socda Kililka Shanad Macsuumado Uga Socdaan.

0
Friday October 18, 2013 - 20:06:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Liyuu Boliska Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Magalada Bali Cabane Ku Dilay Nin Xoolo Dhaqato Ah Xalli Magalada Hargeysa Wasiiro Ka Socda Kililka Shanad Macsuumado Uga Socdaan.

    Bali-cabane(xogreebnews.com--Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa magaaladda Bali Cabane ee xuduudka Koonfureed ee Gobolka Maroodi-jeex ku Dillay nin Xoolo dhaqato ah oo Reer Somaliland ah kaasoo la odhan jiray Alle ha u naxariistee Aadan Yuusuf “Qo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bali-cabane(xogreebnews.com--Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa magaaladda Bali Cabane ee xuduudka Koonfureed ee Gobolka Maroodi-jeex ku Dillay nin Xoolo dhaqato ah oo Reer Somaliland ah kaasoo la odhan jiray Alle ha u naxariistee Aadan Yuusuf “Qodhob” Bali-cabane(xogreebnews.com--Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa magaaladda Bali Cabane ee xuduudka Koonfureed ee Gobolka Maroodi-jeex ku Dillay nin Xoolo dhaqato ah oo Reer Somaliland ah kaasoo la odhan jiray Alle ha u naxariistee Aadan Yuusuf “Qodhob”
sid ay sheegayaan wararka laga helayo saraakiil ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa sheegay in Liyuu Boolisku dhex yimaadeen magaaladda Bali cabane isla markaana Marxuumkaas oo ay magaciisa siteen inta ay weydiiyeen markii loogu yeedhay bartii ku Toogteen.

Saraakiishan ayaa xaqiijiyay Meydkii ninka ay Dilleen in ay qaateen iyada oo aan illaa hada la garanayn sababta kaliftay in ay si badheedha ah ninkaas u dilaan.
Xukuumadda Somaliland ayaan illaa hada wax war ah ka soo saarin dilka ninkaasi oo Reer Somaliland ah isla markaana ahaa Nin Xoolo dhaqato ah,mana aha markii ugu horaysay ee dil noocan oo kale ah oo badheedh iyo kibir ah ay gaystaan ciidamada liyuu Boliska loo yaqaano ee kililka shanaad ee Itoobiya.
Dhinaca kale, Xukuumadda Somaliland ayaa Hargeysa ku sooryaynaysa Wasiiro ka tirsan Maamulka Kililka shanaad ee ay ka tirsan yihiin Ciidankan Liyuu Booliiska ah ee ninka ku toogtay magaaladda bali Cabane.
Wasiir ka hogaaminaya kooxda Wasiiradda Kililka shanaad ayaa warbaahinta Somaliland u sheegay in ay tahay Reer Somaliland iyo Reer Itoobiya sharciga socdaalka dhawraan isagoo meesha ka saaray su’aal la weydiiyay oo ahayd dadka Kililka shanaad waa dad labada Dal ba ka soo jeeda ee maxaad u tixgelin weydaan isku socodkooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured