Ma Dhaba In Dahir Riyale Ku Birayo Madasha Wadatashiga Qaranka

0
Friday October 18, 2013 - 19:33:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhaba In Dahir Riyale Ku Birayo Madasha Wadatashiga Qaranka

    Hargeisa(xogreebnews.com-waxa dhawan dalka ku soo labtay madaxweynahii hore somaliland mudane dahira rayale kaahin iyo marwadiisa huda barkhad aadan taas oo anu ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-waxa dhawan dalka ku soo labtay madaxweynahii hore somaliland mudane dahira rayale kaahin iyo marwadiisa huda barkhad aadan taas oo anu ka Hargeisa(xogreebnews.com-waxa dhawan dalka ku soo labtay madaxweynahii hore somaliland mudane dahira rayale kaahin iyo marwadiisa huda barkhad aadan taas oo anu ka hadal ujeedadiisa socdalka uu ku so guryo noqday iyo waxa uu daran yahay isago ka gabsaday inu la hadlo saxafada aya ila wareedyo u dhuun daloola madasha wada tashiga sheegayan inay wada hadal u socdo madasha iyo madaxweyne rayaale taas oo lagu wado inu dhawan ku biiro golaha arinkan aya laf dhuun gashay ku noqonaya dawlada uu hogamiyo mudane silanyo

mudane riyale waa nin mudo dheer so hogaminayeey dalka oo xogogal faro badan u ah dalka kana adka xaga amanka walow xaga dhaqalaha aad isagu xumayen si aya noqotaba waxa laga war sugaya ku biirista iyo siyaasad wajiga cusub ee somaliland galayso



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured