Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Way Soo Oodmayaan Ama Inanka Raysal-Wasaaraha Ahi Ha Tago Xabaashii Addeerkii Ama.. Wadaadkan Yare Ee Islaaxiga Ahi Isna Dal Ma Xukumo, Nin Aan Dal Xukuminina Heshiis Inala Geli Maayo“ Muj. Maxamed Kaahin Axmed

0
Saturday April 06, 2013 - 20:17:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Way Soo Oodmayaan Ama Inanka Raysal-Wasaaraha Ahi Ha Tago Xabaashii Addeerkii Ama.. Wadaadkan Yare Ee Islaaxiga Ahi Isna Dal Ma Xukumo, Nin Aan Dal Xukuminina Heshiis Inala Geli Maayo“ Muj. Maxamed Kaahin Axmed

    Hargeysa, April 6, 2013 (xogreebnmews.com) — Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dhaqanka Raysal-Wasaaraha Somalia keeni karo inay soo oodmaan wada-hadalada Somaliland iyo So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa, April 6, 2013 (xogreebnmews.com) — Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dhaqanka Raysal-Wasaaraha Somalia keeni karo inay soo oodmaan wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, maadaama oo uu hadba booqanayo xabaasha Adeerkii Siyaad Barre. “Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Way Soo Oodmayaan Ama Inanka Raysal-Wasaaraha Ahi Ha Tago Xabaashii Addeerkii Ama.. Wadaadkan Yare Ee Islaaxiga Ahi Isna Dal Ma Xukumo, Nin Aan Dal Xukuminina Heshiis Inala Geli Maayo“ Muj. Maxamed Kaahin Axmed
Hargeysa, April 6, 2013 (xogreebnmews.com) — Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dhaqanka Raysal-Wasaaraha Somalia keeni karo inay soo oodmaan wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, maadaama oo uu hadba booqanayo xabaasha Adeerkii Siyaad Barre.Maxamed Kaahin oo ka hadlayay Sanad-guurada 32-aad ee aasaaskii ururkii SNM, ayaa sidoo kale, sheegay in kooxda Al-islaax ee lagu tiriyo Madaxwaynaha Somaliya ay la mid yihiin Al-shabaabta dagaalka kula jirta, isla-markaana aanay aanu Somaliland heshiis la gali Karin Madaxwayne aan dal xukumin.Guddoomiye ku xigeenka Kulmiye, waxa kale oo uu ka hadlo wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya “Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya way soo oodmayaan ama Inanka Raysal Wasaarahii Ha Tago Xabaashii addeerkii intii uu addeerkii taangi Mariyay ama Intii uu Nolasha ku Gubay (baa ka badan), wadaadkan yar ee Islaaxiga ah ee adduunyadu raad gurayso ee Maxamed Mursi Camiilka u ahi Cali Samatar iyo cid Kale ha Saamaxo ama ha Qoslo ama Yaanu Qosline Isna dal Ma Xukumo, haddii aanu Taariikhda ogayna Indhihiisa oo Shan ah ayuu ogaan Nin aan dal Xukuminina Heshiis inala Geli maayo”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured