"Ismaaciil Axmed Jambiir Kaahin waxa uu ahaa halyey naga baxay oo aanu wada aheyn Ciyaartooy kuwada jirey kooxdii Waqooyi Galbeed ee Hargeysa....."Jamaal Cali Xuseen

0
Friday October 18, 2013 - 09:52:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ismaaciil Axmed Jambiir Kaahin waxa uu ahaa halyey naga baxay oo aanu wada aheyn Ciyaartooy kuwada jirey kooxdii Waqooyi Galbeed ee Hargeysa....."Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa(xogreebnews.com-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed Hargeysa(xogreebnews.com-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed Jaambiir Kaahin oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska,
Sidaa waxa uu Jamaal Cali Xuseen ku sheegay qoraal uu ku saxeexan-yahay oo uu soo saarey, waxaanu u dhignaa sidan:
"Aniga oo ku hadlaya magacayga,
kan Xisbiga, iyo ka taageerayaasha Xisbiga UCID ee ku kala nool dunidda dacaladooda,waxaan halkan tacsi uga dirayaa Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed Jaanbiir Kaahin oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed Jaanbiir waxa uu ka mid ahaa Ciyaartooygii Gobolka Waqooyi Galbeed Hargeysa u soo qaaday Koobkii sanadkii 1980-ka horaantiisi.

Marxuum Ismaacil waxa uu ahaa shakhsi aad u wanaagsan, oo runtii aad u qadarin jirey saaxibadii iyo asaxaabtiisa, waxa uu ahaa nin lagu soo hirtoo ku sifoobay wanaag baddan Waxa uu ka mid ahaa dhalinyarada reer Hargeysa, markii danbena waxa uu u guurey dalka Ingiriiska oo uu imika ku geeriyooday.
Ismaaciil Axmed Jambiir Kaahin waxa uu ahaa halyey naga baxay oo aanu wada aheyn Ciyaartooy kuwada jirey kooxdii Waqooyi Galbeed ee Hargeysa. Aniga iyo bahda Ciyaartooygu-ba waxaanu tacsi u direynaa qoyskii,qaraabadii, ehelkii,Ciyaartooyada iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed Jaanbiir Kaahin oo dhawaan ku geeriyooday. Waxaan ILAAHAY Marxuumka uga baryayaa inuu naxariistii janoo ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo asaxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured