XUSKA SHUHAADADA SNM OO MAANTA ISU BEDDELAY MEEL LAGA TAKOORAY KOOXDA MADASHA

0
Thursday October 17, 2013 - 21:12:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUSKA SHUHAADADA SNM OO MAANTA ISU BEDDELAY MEEL LAGA TAKOORAY KOOXDA MADASHA

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xuska Maalinta Shuhadada SNM ee 17-kii october 1984-kii ayaa munaasibad Wayn Oo lagu Maamuusayay Mujaahidiintii Ku Naf wayday Halgankii Qadhaadhaa Ee ururka Xaqu dirirka SNM Loogu Qabtay Magaalooyinka wawayn ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xuska Maalinta Shuhadada SNM ee 17-kii october 1984-kii ayaa munaasibad Wayn Oo lagu Maamuusayay Mujaahidiintii Ku Naf wayday Halgankii Qadhaadhaa Ee ururka Xaqu dirirka SNM Loogu Qabtay Magaalooyinka wawayn ee Hargeysa. Munaasibada si wayn loo soo agaasimay Oo ay Kasoo Qayb galleen Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Somaliland Xubno Katirsan Mujaahidiintii SNM , Hogaanka Xisbiga Kulmiye, Fanaaniin,Dhalinyaro. Aqoonyahano Haween iyo Dad kale Oo fara badan,ayaa maanta lagu qabtay magalada Caasimada ee Hargeysa.
Iyadoo Goobta lagu soo Bandhigay Film dawasho ah Oo Ka sheekaynaaya Maal mahii qadhaadhaa Ee Xoriyad U daagaalanka Somaliland Iyo Holacii ay Isla sooo mareen Mujaahidiintii SNM Iyo Ciidanka uu hogaaminaayay Taliskii macangaga ahaa Siyaad barre iyo Sidoo kale Riwaayado kahadlayay Qiimaha ay Mujaahidiintu Kuleeyahiin Gudaha Bulshada Somaliland.


Xuska Maalinta Shuhadada SNM 17 october 1984 Burco duuray Ayaa laga sanad guurada 29 aad kasoo wareegtay Waxaa Goobtaa Lagaga waramay Taariikhdii Ururka Xaq udirika ah Ee SNM Iyo Maalinta Dagaalkii Qadhaadhaa Uu Burco Duuray Ku dhex martay Ciidanka Xooga dalkii Somaliya iyo Dhaq dhaqaaqa Wadaniga ahaa Ee SNM Maalintaasoo Si gooni ah Loogu Asteeyay Taariikhda Somaliland in la xuso oo la Xasuusnaado inaanay Xorniimada Somaliland maanta ay shacabkeedu haystaan aanay Dhayal ku imane Loodhintay loona Shahiiday.
Waxaa goobta lagu soo bandhigay Mujaahidiintii Ka qayb qaadatay Maalinta Dagaalkii Burco Duuray 17 oct 1984 kuwaasoo Mujaahidiintu isugu jiray Qaar dhaawac ah iyo kuwa kaleba waxaanay aad ugu Faraxsanaayeen Gobaniimada iyo Xoriyada uu maanta Haysto shacabka Somaliland,u jeedadii ay u dagaalamayeena ay tahay sharafta ay maanta ku nool yihiin bulshada reer Somaliland.
Dhinaca kale xuskan la mid ah ayaa lagu qabtay magalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer,oo lagu waynaynayo maalinta shuhadada SNM oo ah maalin shacabka Somaliland ku wa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured