Odey 63 Jir Somaali Ah Oo Minnesota Ku Dilay Odey Kale Oo 86 Jir Ah Somali Ah

0
Thursday October 17, 2013 - 08:35:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odey 63 Jir Somaali Ah Oo Minnesota Ku Dilay Odey Kale Oo 86 Jir Ah Somali Ah

    Minneapolis(xogreebnews.com Ciidamada Booliska Minneapolis ayaa gacanta ku dhigay Bashir Yusuf Jama oo 63 sano jir ah, kadib markii uu dilay Oday 86 sano jir ah oo isku dhismo ay ka deganaayeen wadada Street South.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minneapolis(xogreebnews.com Ciidamada Booliska Minneapolis ayaa gacanta ku dhigay Bashir Yusuf Jama oo 63 sano jir ah, kadib markii uu dilay Oday 86 sano jir ah oo isku dhismo ay ka deganaayeen wadada Street South.
Minneapolis(xogreebnews.com Ciidamada Booliska Minneapolis ayaa gacanta ku dhigay Bashir Yusuf Jama oo 63 sano jir ah, kadib markii uu dilay Oday 86 sano jir ah oo isku dhismo ay ka deganaayeen wadada Street South.

Odayga 86 sano jirka ee la dilay oo lagu magacaabo Jama Adan Mohamed ayaa la ogeyn waxa dilkiisa uu u adeegsaday, hase ahaatee Booliska waxay sheegeen in jug culus madaxa kaga dhacday lana jirdilay odayga dhintay.

Nin 63 jir ah oo reer Minneapolis ah ayaa wuxuu sugayaa in maxkamad la saaro, iyadoo reerka ninka dhintay ay dacwad ka dhan ah jir dil sababay dhimasho uu u geysta 86 jir ka ah u gudbiyeen maxkamadda.


63 jirkani oo geystay jirdilka ee lagu magacaabo Bashir Yusuf ayaa wuxuu deris la ahaa odayga uu jidhdilay, ee Jama Adan Mohamed, waxaana la sheegay iney wada sheekeysan jireen xiliyada qaar.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured