Wasiirka Warfaafinta Oo Billaabay Qorshe Dhaqaale Urursi :Shaqaadina Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga +Gacan Ka Hadal Uu Ku Hayo Shaqaalaha

0
Wednesday October 16, 2013 - 19:00:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 930
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Oo Billaabay Qorshe Dhaqaale Urursi :Shaqaadina Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga +Gacan Ka Hadal Uu Ku Hayo Shaqaalaha

    Dhaqaammada wasiir cukuse ayaa ah kuwo aan hore,ay- yar tahay in lagu arko masuuliyin la mid ahdalka .wasiirkan ayaa ilaayo inti la magacaabay waxaa isaaso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqaammada wasiir cukuse ayaa ah kuwo aan hore,ay- yar tahay in lagu arko masuuliyin la mid ahdalka .wasiirkan ayaa ilaayo inti la magacaabay waxaa isaaso

Dhaqaammada wasiir cukuse ayaa ah kuwo aan hore,ay- yar tahay in lagu arko masuuliyin la mid ahdalka .wasiirkan ayaa ilaayo inti la magacaabay waxaa isaaso taraaya wax yeellooyinka u ku hayo,shaqaalaha wasarada uu madaxda ka yahay iyo waliiba saxaafada iyo dawlada oo u kala foogeeyay,waxaana inta badan arkaysa isaago iska hor keenaaya warbaahinta oo u kula dhaqmaayo anshax xummo iyo kala qaybin

Wasiirkan ayaa bilaabay qorshe u ku uruur-sanaayo dhaqaale, warar ka baxa tv-ga iyo barnaamijyada ka baxaa oo lacagtooda isaaga la soo mariyo , wasiirka ayaa waxaa uu hadda caado ka dhig tay in dal bado dhaqaalaha kaso xarooda Tv-ga qaranka in ku war geeliyo madaxa maaliyada Tv-ga in u accuun u ku leeyahay DAHABSHIIL logu shubo lacagaha,qorshaha ayaa waxaa si weyn uga cadhooday maareeyaha TV-GA mudane khaddar cali gaas oo wasiirka ku eedeynaaya in shaqadiisi faro galin ku hayo wasiirku,waxaanay sheegaayan qar ka mid ah shaqaalahu in u wasiir doonaayo in la bedeelo maareeyaha oo u la rabbo wiil ay isku shaqaysatan oo ay madax weynaha isku hayb yihiin, maareehaya ayaa qar ka mid ah shaqaalaha si hose ugu sheegay in wasiir cukuse doonaayo in muran ka billaabmo wasaradda.waxaanu sheegay in uu hadda la”yahay ciid la muuranta. waxaanay wararku sheegen,in u wasiirku mar kasta oo u yimmaado wasaradda uu la shiro koox isaaga u gaar ah kana warbixiiya,waxaa ka dhacay inti uu ka baqna iyo waxaa ay sammeeyan maareeyaha iyo ciida ay shaqaalaha isku dhow yihiin.waxaanu ku amra in ay la socdaan dhaq-dhaqaaqa maareeyaha.

Oo uu ka shagi qaabo in maamulo dhaqaalaha kaso xarooda TV-GA

Wasiirka oo gacan ka hadal ku qaaday ku qaaday mid ka mid ah shaqaalaha wasaradda sidaa ay sheegen qar ka mid ah shaqaale weynaha wasaradda ayaa sheegay,wasiir oo ay wajiigisa ka muuqato sammaleel faro badan ayaa kasoo deegay gaadhigiisa oo u watay kaligii

Markii u soo gaadhay barkin kaxafiis kiisa waxaa ku xoomay kooxday shurakada ku ahaayeen, in shaqaada la dhaadhiciiyo,maareeyaha markay intaasi dhacday ayaa waxaa kooxdi kusoo kordhay shaqaale kale oo doonayay in ay wax u sheegan wasiirka,wasiirka ayaa faro gor-gor ku dhuftay mid ka mid ah shaqaalah wasaradda warfaafinta,

Tusaallayaashaas oo dhammi waxay markhaati ka yihiin gabood falka u ku kacaayo wasiirku oo ah shikhsi lagu yaqaanno kala qaybinta warbaahinta iyo meel kasto oo madax looga dhiigo la soco… gabood falka cukuse iyo maalinba waxaa kasoo kordha………

Qalinki

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel;4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured