XUKUUMADA OO SOO SARAYSA XEER LAGAGA DOODAYO ARGAAGIXISADA

0
Wednesday October 16, 2013 - 18:33:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADA OO SOO SARAYSA XEER LAGAGA DOODAYO ARGAAGIXISADA

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarisay Xeerka La-dagaalanka Argagixisada kaasoo ku soo kordhin doona Maxkamadaha ka Gar-naqista Arrimaha Argagixisada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarisay Xeerka La-dagaalanka Argagixisada kaasoo ku soo kordhin doona Maxkamadaha ka Gar-naqista Arrimaha Argagixisada Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarisay Xeerka La-dagaalanka Argagixisada kaasoo ku soo kordhin doona Maxkamadaha ka Gar-naqista Arrimaha Argagixisada ee dalka ka dhaca.
Shirka Golaha wasiiradda Somaliland ayaa la filayaa in Xeerkan la soo hor-dhigo si ay uga Doodaan isla markaana u Ansixiyaan maadaama hay’adaha garsoorka iyo kuwa Baadhista Somaliland ay caqabado kala kulmaan ka go;’aan gaadhista Dacwadaha la xidhiidha Argagixisada.

Xeerkan ayaa hawl fududayn u noqon doona Ciidamada ka hortaga Argagixisada ee RRU-SPU kuwaas ooh awl galo la xidhiidha falalka la dagaalanka Argagixisada ka fuliya Somaliland balse intooda badan horseeda dhibaato iyo guul-daro la soo darista.
Dad aan tiradooda la ogayn ayaa Somaliland ugu xidhan tuhuno la xidhiiidha Argagixisnimo kuwaas oo qaarkood-na iyada oo aan Maxkamad la marin la soo daayay halka kuwo kalena illaa hada iyada oo aan Maxkamad la hor-gayn ay baadhis u xidhan yihiin.
Sidoo kale, waxa jira dad dhibaato joogta ah kala kulma Ciidamada la-dagaalanka Argagixisada kuwaas oo aan helin meel ay uga dacwoodaan hagardaamooyinka ay ku sameeyaan, iyadoo xukuumadda Somaliland-na ka gaabiso in ay xog ka bixiso arrimahaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured