Agaasime Xilkiisi Gabay.oo emailkiisa lagaga isticmaalo.

0
Wednesday October 16, 2013 - 16:50:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasime Xilkiisi Gabay.oo emailkiisa lagaga isticmaalo.

    Agaasime Xilkiisi Gabay.oo emailkiisa lagaga isticmaalo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasime Xilkiisi Gabay.oo emailkiisa lagaga isticmaalo. Dhamaan way salaaman yihiin bahweynta Saxaafada Xorta ee wadankayga aan aadka u jeclahay ee Somaliland, waxaan maanta qalinka u qaatay inan waxa yar ka Idhaa, Agaasimaha Guud ee wasaarada Dhalinyarada,cayaaraha iyo Dalxiiska Maxamed Dhabeeye oo maalin dhawayd Sidaan ka akhriyay Baraha warbahiinta kula dulkufay Gudoomiyahaa Xisbiga UCID eeday iyo aflagado badheedha oo aan qaban,
Waxay taasi ku tusinaysa Jahliga iyo aqoondarada ka haystaa Shaqada loo dirsaday ee ah ka shaqaynta danaha Bulshada Somaliland ugu balaadhan oo ah Dhaliyadara laguna Qiyaasay 70% tirade guud ee wadanka ku nool iyo waliba arima dalxiiska wadanka, Agaasimaha aan waxna qorin waxna aan akhriyin waxaa u meelka dhac ku yahay Balaan qaadki uu sameeyay xisbiga kulmiye ee ahaa inu wadankan dad tayo iyo aqoonleh uu wadankan hoogankisa u dhiibi doono.

Hadaba aniga waxaay ilatahay inanu madaxweyne Ahmed garan waayine, dada dano gara kaleh ay hoos mariyeen inu Jaahil Ina dhabeeye u magacaabo Agaasime waliba wasaarada Halbowle u aha wadanka,
Waxaan ku soo koobaday Qoralkayga inaanay macquul ahayn Ka shaqayta Wasaarada ninkan Email kiisa sida la sheegay Cidkale u gasho, taasina ay tahay mid halis ku ah Sirta qaranka in cidaan xilka loo igmani Emailka Wasaarada dalacato Isticmaashana,
Jamac Farah
m.garoodi@gmail.com
Dubia,UAE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured