SHIRKADA SAMAYNTA WEBSIT-YADA EE ILAYS OO HAMBALYO UU DIRTAY BULSHADA

0
Tuesday October 15, 2013 - 18:33:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKADA SAMAYNTA WEBSIT-YADA EE ILAYS OO HAMBALYO UU DIRTAY BULSHADA

    Hargeisa(xogreebnews.com-CIID WANAAGSAN Maamulka iyo shaqaalaha Ileys Inc waxa ay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaan dhammaan ummadaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-CIID WANAAGSAN Maamulka iyo shaqaalaha Ileys Inc waxa ay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaan dhammaan ummadaha Hargeisa(xogreebnews.com-CIID WANAAGSAN Maamulka iyo shaqaalaha Ileys Inc waxa ay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaan dhammaan ummadaha muslimka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay adduunka ka joogaan, waxa aan idin leenahay Ciid Wanaagsan illaahayna ciiddaan ciiddeeda nabad, caafimaad, barwaaqo iyo horumar dhan kasta ah ha inagu wada gaarsiiyo.
Munaasabadda Ciidul Adxaa aawadeed Ileys Inc waxa ay qiimo dhimis 15% ah ku sameyneysaa dhammaan adeegyada ay u fidiso macaamiisheeda oo ay ka mid yihiin:

Domain Registration
.SO Somali Domain Registration
Shared Web Hosting
Reseller Web Hosting
Web Designing
Custom Web Development iyo
Live Streaming

Qiima dhimistu waxa ay soconeysaa muddo 10 maalmood ah oo ka bilaabaneysa Talaado Oktoobar 15, 2013 waxa ayna ku ekaan doontaa Jimco Oktoobar 25, 2013.

Haddaba si aad qiimo dhimistaas uga faa'iideysato isticmaal furaha qiimo dhimista ee ah CIID marka aad wax ka iibsaneyso online-ka website-ka dhexdiisa http://ileys.so/client.

FG: Haddii aad lacagta ku bixineyso online-ka iyo haddii aad xawaalad ku soo direyso si isku mid ah ayaad u heleysaa qiimo dhimistaas, fadlan adeega aad u baahan tahay ka dalbo online-ka oo furaha qiima dhimista geli godka Promotion Code-ka kadibna lacagta online-ka ku bixi ama xawaalad ku soo dir. halkan ka iibso.

Waxa aan Allah ka rajeyneynaa sanadkaan sanadkiisa inaga oo nabad ah iyo dalkii oo nabad ah, Bash-Bash iyo Barwaaqo leh, Hor-u-mar iyo cadaalad leh, Madax hanuunsan leh, Shacbi hogaansan leh, Balaayada hore rooran, Tan danbe reeban, Tan sare raaran, Tan hareeruhuna radeeban!
WABILLAAH AL-TOWFIIQ

Ileys Inc - 26 June Street, Hargeisa, WG, 252, SOMALIA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured