Qarax ka Dhacay Addis Ababa iyo Al-shabaab oo laala xidhiidhiyay

0
Monday October 14, 2013 - 21:23:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ka Dhacay Addis Ababa iyo Al-shabaab oo laala xidhiidhiyay

    Ethiopia ayaa inta badan ku eedaysay falalka noocan oo kale ah jabhadaha ka jira koonfurta iyo bariga dalakaasi, iyo kooxda al Shabaab ee ka dagaalanta Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia ayaa inta badan ku eedaysay falalka noocan oo kale ah jabhadaha ka jira koonfurta iyo bariga dalakaasi, iyo kooxda al Shabaab ee ka dagaalanta Somalia. Ethiopia ayaa inta badan ku eedaysay falalka noocan oo kale ah jabhadaha ka jira koonfurta iyo bariga dalakaasi, iyo kooxda al Shabaab ee ka dagaalanta Somalia.

Warbaahinta dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in qarax ka dhacay magaalada Addis Ababa ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof.

Qaraxan ayaa ka dhacay xaafadda Bole oo ay ku noolyihiin Soomaali aad u tira badan, mana jirto cid illaa imika sheegtay mas?uuliyadda qaraxa.
Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay inay labadii sano ee la soo dhaafay ka hortagtay qaraxyo iyo weerarro la qorshaynayay

Ethiopia ayaa inta badan ku eedaysay falalka noocan oo kale ah jabhadaha ka jira koonfurta iyo bariga dalakaasi, iyo kooxda al Shabaab ee ka dagaalanta Somalia.

Ciidamada Ethiopia ayaa dagaal kula jirta kooxda al Shabab oo xidhiidh la leh ururka al Qaacida, iyada oo ay ciidamo ka joogaan gudaha Somalia.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured