Wasiir Cukuse Oo Shaqaadi Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga Qaranka:Sabaabo Dhaqaale Uruursi Oo Ka Dillacay Wasarada Warfaafinta

0
Sunday October 13, 2013 - 20:22:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Oo Shaqaadi Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga Qaranka:Sabaabo Dhaqaale Uruursi Oo Ka Dillacay Wasarada Warfaafinta

    Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaaf muddo soo jiitaamaayay oo uu dheexeyay wasiirka warfaafinta iyo maareeyaha Tv-ga qaranka ayaa lagu kala awood roonaaday sida laga heelaayo ilo wareed u dhuun-daloola wasaradda warfaafinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaaf muddo soo jiitaamaayay oo uu dheexeyay wasiirka warfaafinta iyo maareeyaha Tv-ga qaranka ayaa lagu kala awood roonaaday sida laga heelaayo ilo wareed u dhuun-daloola wasaradda warfaafinta

Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaaf muddo soo jiitaamaayay oo uu dheexeyay wasiirka warfaafinta iyo maareeyaha Tv-ga qaranka ayaa lagu kala awood roonaaday sida laga heelaayo ilo wareed u dhuun-daloola wasaradda warfaafinta kuwaas oo daboolka ka qaaday in awood maroorsi ku hawlana wasiirku oo doonaayay in shaqaada iyo maamulka tv-ga uu ugala wareegi lahaa ayaa waxaa hadda soo gabo-gaaboobay in anuu awood buuxda ku lahayn maamulka tv-ga qaranka maareeyuhu,oo ay shaqaalihIisu si toos ah uga ammarqaatan wasiirka.

Waxaana daliil uu ah marki wasiirka warfaafintu uu shaqaada ka joojiyay madax-wararka ee tv-ga qaran wariye Xamse Cali Bul-bul oo ahaa rug cadaa saxafada aqoon dheerad ah uu lahaa,xilligaas uu wasiirku shaqada ka joojiyay wariye Xamse,dalka kumu sugnay maareeyuhu balse waxaa uu saffar ku tamash-leeyanaayay dalka debeediisa oo uu ku hawlana boqosho dal barasho .maareeyaha oo dalka ku sugan ayuu madaxweyne siilaanyo magacaabay wasiirka oo caanku noqday guul-wadaynta iyo iska dhaadhiicintadhinaca madaxtooyada aya lagu dalacsiiyay kabo qaadnimo

Maalinti ay gollaha wakiiladu ansaxiiyeen xubno uu ku jiro wasiirku ayaa waxaa uu golaha ka sheegay in u maamulka tv-ga uu dib ula soo wareegi doono,taas oo ka cadhaysiisay maareeyaha oo maalintaas la ansaxiinayay wasiirka ,ku sugna UK ayaa si toos ah ila soo hadlay wasiirka ka oo u ka ash-ka tooday wasiirka warfaafinta oo buriiyay digreetadi uu madaxweynuhu ku madax -baneeyay Tv-ga qaranka, Oo uu wasiirku si badheedh ah uga soo hor jeestay.balse madaxweynaha ayaa tallaabo an ka qaadin wasiirkan doonaaya awood maroorsiga maadaama oo Tv-ga uu ka dhigay hay”aad madax-banaan oo si toos ah uu hos tagta madaxtooyada.wasiir cukuse ayaa ku hawlan dhaqaale urursi uu doonaayo sidii wararka iyo barnaamijyada ka baxa Tv-ga qaranka inay qayb ka mid ah logu shubo accuun uu gaar uu leeyahay .

Dhinaca kale maareeyaha laftiisa ayaa hada ka niyad jabsan qaabkan guracan ee uu wasiirku ula dhaqmaayo isaago doonaaya wasiirku in shaqaale ay caa”iilo yihiin ku daro shaqaalah tv-oo markii horebba ahaa ku la is dul tuubay,maareeye Khadar Cali Gaas ayaa garan la meel u kasoo ceeshado awoodi uu ku lahaa Tv-ga oo ay hada shaqaaluhu ay wasiirka si toos ah uga ammar qaatan.

Arrintan iyo kuwo kale oo ka socdo wasaradda warfaafinta ay mar-khaati ka tahay khilaaf huursana muddo kana dhex socda wasaradaas,ilaayo maalinti la magacaabay wasiir cukusewaxaanu qaybo danbe kusoo qadan doona accuun uu wasiir ammray in logu shubo lacago laga qaado wararka

La soco….

Qalinka

Cabdi asiis Bashiir Nuur

Tel: 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured