War deg-deg ah: GAADHI KA MID AH BAABUURTA WEFTIGA WADADA CEERIGAABO OO KU GADOOMAY DULEEDKA GAR'ADAG

0
Sunday October 13, 2013 - 16:26:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: GAADHI KA MID AH BAABUURTA WEFTIGA WADADA CEERIGAABO OO KU GADOOMAY DULEEDKA GAR'ADAG

    weftigii balaadhnaa ee u sii jeeday Ceerigaabo ee uu hogaaminaayey wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka koobnaa Gudidii Dhawaan madaxweynuhu u magacaabay Hrgelinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

weftigii balaadhnaa ee u sii jeeday Ceerigaabo ee uu hogaaminaayey wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka koobnaa Gudidii Dhawaan madaxweynuhu u magacaabay Hrgelinta weftigii balaadhnaa ee u sii jeeday Ceerigaabo ee uu hogaaminaayey wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka koobnaa Gudidii Dhawaan madaxweynuhu u magacaabay Hrgelinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo oo saaka ka ambabaxay Gobolka Togdheer gaar ahaan Magaalo madaxdiisa Burco ayaa iyaga oo ku sii jeeda Gobolka Sanaag magaalo madaxdiisa Ceerigaabo waxa jidka kula Gadoomay gaadhi noociisu yahay Land Cruiser.
Shilkaasi gaadhi haba yaraatee wax dad ah oo ku dhintay ma jiraan marka laga reebo dhaawacyo furdud oo soo gaadhay dadkii saarnaa oo uu ka mid ahaa Oday Jaamac Saalax oo horena u ahaan jiray Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Wakhtigii Marxuum Cigaal oo isaga hada dib loogu soo celiyey Magaalada Burco.

Baabuurkan shilku ku dhacay oo sida ay noo xaqiijiyeen weriyeyaashii saarnaa Gaadhigaasi ay saarnaayeen 6 qof balse marka laga tago jaamac saalax ay intooda kale caafimaad qabaan marka laga tago dhaawacyo sahlan.
Shebekada Wararka ee xogreebnews.com- waxa ay u ducaynaysaa intii shilkaasi wax ku noqotay in alle ka dulqaado oo ay caafimaad sareecana helaan weftiga intoda kalena ay nabadqab ku gaadhaan halkii ay u jihaysnaayeen wixii warar ah ee ka soo kordhana waanu idin la soo socodsiin doonaa
Hargeisa xogreebnews.com-offic



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured