Aroos deegaanka Arabsiyo ka dhacay oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay

0
Sunday October 13, 2013 - 16:22:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 949
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aroos deegaanka Arabsiyo ka dhacay oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay

    Arabsiyo(xogreebnews.com-egaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof, halka tiroo illaa Sagaal qof gaadhaysana ay ku dhaawacmeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arabsiyo(xogreebnews.com-egaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof, halka tiroo illaa Sagaal qof gaadhaysana ay ku dhaawacmeen Arabsiyo(xogreebnews.com-egaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof, halka tiroo illaa Sagaal qof gaadhaysana ay ku dhaawacmeen kadib markii Nin Rasaas ku furay dadkii joogay Xafaladda Arrooska.

breaDadka dhintay laba waa Rag labana waa Haween hase yeeshee illaa hada tirade Dadka dhaawaca ah lama sugin deeegaanka Mashaqadu ka dhacday oo ah Dhul go’doon ah oo jidku xun yahay.

Dad Wargeyska Waaheen la xidhiidhay ayaa u xaqiijiyay ninka Rasaasta furray in ahaa nin caafimaad ahaan aan wanaagsanayn isla markaana waxa ay sheegeen in Qoriga uu ka qaaday nin rasaas damaashaad ah u ridiyay Arooska.
cource waaheen.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured