WAR DEG DE AH:Golaha wakiilada Somaliland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Miisaniyada 2014.

0
Sunday October 13, 2013 - 16:15:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DE AH:Golaha wakiilada Somaliland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Miisaniyada 2014.

    wakiiladdaHargeysa (xog Xogreebnews.com-laha Wakiilada ee Somaliland ayaa Cod Aqlabiyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wakiiladdaHargeysa (xog Xogreebnews.com-laha Wakiilada ee Somaliland ayaa Cod Aqlabiyad wakiiladdaHargeysa (xogreebnews.com-laha Wakiilada ee Somaliland ayaa Cod Aqlabiyad ah ku meel mariyey Odoroska miisaniyadeedka 2014, oo wasarada maaliyadu sheegtay in ay ka badan tahay Labba Boqol oo Millayn oo Dollar.

Fadhigaasi maanta oo uu shirguddominayey Guddomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa ka soo Xadiray 61 Xildhibaan, waxana u codeyey Meel Marinta miisaniyada 59 Xildhibaan, Waxana ka Aamusay 1Xildhibaan, Guddomiyuhuna muu codeynin Sidaasayn ku meel martay miisanayda 2014.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured