Daawo Sawirada Sadex Nin Oo Dalka Kuwait Lagu Dal Dalay Iyo Mid Ka Mida Oo Codsaday Midh Sigaara Dal Dalaadiisa Ka Horeysa

0
Saturday April 06, 2013 - 08:34:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Sadex Nin Oo Dalka Kuwait Lagu Dal Dalay Iyo Mid Ka Mida Oo Codsaday Midh Sigaara Dal Dalaadiisa Ka Horeysa

    (xogreebnews.com)kuweit-Maxkamad kutaala Dalka Kuwait ayaa xukun dal dalaad ah ku riday saddex Nin oo midkood u dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com)kuweit-Maxkamad kutaala Dalka Kuwait ayaa xukun dal dalaad ah ku riday saddex Nin oo midkood u dhashay
Daawo Sawirada Sadex Nin Oo Dalka Kuwait Lagu Dal Dalay Iyo Mid Ka Mida Oo Codsaday Midh Sigaara Dal Dalaadiisa Ka Horeysa
(xogreebnews.com)kuweit-Maxkamad kutaala Dalka Kuwait ayaa xukun dal dalaad ah ku riday saddex Nin oo midkood u dhashay
dal13
dal15
Dalaka Pakistaan halka kan kalana aan la shaacin dalka uu u dhashay balse la sheegay in uu kasoo jeedo Mid kamid ah Dalalka Carbeed.
Sadexda Nin ee Xukun Dal dalaada ah lagu fuliyay ayaa la sheegay in Ninka Pakistaanka ah lagu helay dambi ah in uu dilay lamaane u dhashay Dalka Kuwait sidaa darteedna lagu riday Xukunka Dal dalaada ah.
Sidoo kale Nin kale ee carbeed ayaa isna lagu helay in uu Dilay Xaaskiisa iyo 5-Caruur ah uu dhalay waxaa isna lagu riday Xukun Dal dalaad ah in lagu fuliyo.
Midka kalana waxaa la sheegay in uu dilay nin uu u shaqaynaayey
dal1



dal14Arinta layaabka aheed dad badan indhahooda soo jiidatay ayaa aheed markii Ninka Reer Pakistaan kahor inta aan la dal dalin Saraakiisha Xukunka Dal dalaada ku fulineysay ka codsaday in xabad Sigaar ah loo shido ,waxaana loo fuliyay dalabkiisa iyadoona la dal day markii uu dhameestay xabadka Sigaarka ah.
Dalka Kuwait ayaa xukunka Dal dalaada ah joojisay Lix sano kahor balse hada dib usoo celisay iyadoona aan la ogeyn waxa keenay xiligan ,laga soo bilaabo sanadkii 1960-kii ayaa Dowlada Kuwait waxa ee dal dalaad ku fulisay 72-Qof oo 3 kamid ahaayeen Dumar halka inta kalana ahaayeen Rag .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured