MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.

0
Saturday October 12, 2013 - 20:45:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.

    MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.
Hargeisa(xogreebnews.com- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsi-yadaynaaya geerida ku timid MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.
Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ku tilmaamay Aqoon yahan ka baxay qaranka, oo door muhiim ah ka soo qaatay Dib u dhiskii Dalka iyo dib u heshisiintii beelaha Somaliland.

madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ILLAHAYA uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured