Faysal Cali Waraabe Oo Dhulka Ku Jiiday Madaxweyne Xassan Sheikh Iyo Axmed Siilaanyo

0
Friday October 11, 2013 - 21:37:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Oo Dhulka Ku Jiiday Madaxweyne Xassan Sheikh Iyo Axmed Siilaanyo

    Muqdisho(xogreebnews.com-- Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo wareysi uu siiyay mid kamid ah Idaacadaha Magaalladda Muqdisho waxa uuna ku sheegay in uu Xassan Sheekh Maxamuud,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-- Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo wareysi uu siiyay mid kamid ah Idaacadaha Magaalladda Muqdisho waxa uuna ku sheegay in uu Xassan Sheekh Maxamuud, Muqdisho(xogreebnews.com-- Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo wareysi uu siiyay mid kamid ah Idaacadaha Magaalladda Muqdisho waxa uuna ku sheegay in uu Xassan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya uu ku guul dareestay in uu fuliyo qorshayaashii laga doonayay ee uu lasoo shir tegay markii uu isi soo sharaxayay.
“Soomaaliya dowlada malahan. Ninkaan talada hayana waxba kama yaqaanno maamul, hadii aad dib u eegto ilaa hada wax uu qabtay ma jiraan hasa yeeshee wax uu ku dheelay waa badanyihiin,” Feysal Cali Waraabe ayaa sidaa ku sheegay wareysigiisa.

Dhanka kale, waxa uu sida caadada u aheydba uu weerar kala dul dhacay Axmed Maxmed Maxmuud Siilaanyo kaas oo uu sheegay in uu kuwado Somaliland meel uusan kasoo laaban doonin waligii isaga oo tusaale usoo qaatay amaan darada kusoo korortay xilligaan magaalada Hargeysa ee ah in kooxa gaangistarra ah ay dadka dilaan haweenkana fara xumeeyaan.
“Siilaanyo waa nin khaldan. Amaan ayaan heysan jirnay ee markaan amaan darro ayuuba soo kordhiyay. Shacabkiina way neceen markaan maadaama ay ogaadeen in uusanba wanaag laheyn. Arin waliba wuu uga daray,” Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa sidaasi ku andacooday.
Feysal Cali Waraabe ayaa ugu danbey waxa uu sheegay in qodoba la taaban karo aysan kasoo bixi doonin wajiga sedaxaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ee bisha soo socota ka dhici doona dalka Turkiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured