Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Iyo Marwadiisa Huda Barkhad Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

0
Friday October 11, 2013 - 21:21:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Iyo Marwadiisa Huda Barkhad Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

    Hargaysa(Xogreebnews.com- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(Xogreebnews.com- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Hargaysa(Xogreebnews.com- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargaysa. Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa dalka ka maqnaa mudooyinkii ugu danbeeyay isagoo ku sugnaa waddanka Faransiiska.
Halkaas oo uu kula noola qoyskiisa. Mud: Daahir Rayaale Kaahin ayaa dalka ka dhoofay kadib khilaafkii xooganaa ee Xisbiga UDUB saxadda siyaasadda ka saaray, tan iyo mudadaas wixii ka danbeeyay kamuu soo muuqaan Mud: Daahir Rayaale masraxa siyaasadda. Lama garanaayo wakhtiga uu dalka ku sugnaan doono iyo inuu rasmi ahaan u soo noqday. Wariyayaal ku sugnaa garoonka diyaaradaha Hargaysa wakhtiga uu Madaxweynihii hore Daahir Rayaale iyo Xaaskiisu ka soo degayeen garoonka, ayaa isku dayay inay wax ka waydiiyaan u jeedada soo laabashadiisa, balse umay suurto galin kadib markii uu ka cudur daartay Mud: Daahir Rayaal, su’aalihii lala holaday.

XOGREEBNEWS.COM
HARGEISAOFFICE




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured