SIILAANYO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY IYAADO AAN LA GARAN KARIN WAXAA SOO GAABIYAY SAFARKIISI U KU GAALA BIXIN LAHAA DALAL BADAN:

0
Thursday October 10, 2013 - 19:15:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SIILAANYO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY IYAADO AAN LA GARAN KARIN WAXAA SOO GAABIYAY SAFARKIISI U KU GAALA BIXIN LAHAA DALAL BADAN:

    Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maanta galin kii danbe kuso guryo noqday dalka madaxweyne siilaanyo oo safar kooban kusoo qaatay dalka tugriga.madaxweynaha ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maanta galin kii danbe kuso guryo noqday dalka madaxweyne siilaanyo oo safar kooban kusoo qaatay dalka tugriga.madaxweynaha ayaa Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maanta galin kii danbe kuso guryo noqday dalka madaxweyne siilaanyo oo safar kooban kusoo qaatay dalka tugriga.madaxweynaha ayaa waxaa dalka kusoo dhooweeyay kubanan shacab iyo masuuliin ah iyaado ay al-baabka diyuurada uu la socday tubnaayeen masuuliyin ka mid ah goolaha wasiirada iyo madaxweyne ku xigeenka dalka mudane C/raxmaan saylici ,madaxweynaha ayaa war baahinta uu sheegay in ay guul kala soo noqeen safarkii ay ku tageen dalka tukriga

sidoo kale waxaay waftigu sheegen ay wali sii socon doonan wadaa-hadaladii uu dheexeeyay labada dal
waftiga ayaan la ogayn sababta keentay in ay si dhakhso ah daalka ugu soo laabtaan iyaado ay markii hoore sheegen in ay dalal badan isku soo mari doonaan kuwaas oo ku yaalla qaarada yurub
Hargeisa office xogreebnews.com
c/casiis bashiir nuur



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured