Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

0
Thursday October 10, 2013 - 14:13:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

    Intiini la so-cootay sheekeeddi xiisaha lahaayd ee dheex martay wasiir cukuse iyo oday kasoo baqoolay koon-furta soomaliiya gaar ahaanna magaalada Muqdisho,taaso ku dhex martay mar-fish lagu qayilo oo ku yaalla magaalada Hargeisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Intiini la so-cootay sheekeeddi xiisaha lahaayd ee dheex martay wasiir cukuse iyo oday kasoo baqoolay koon-furta soomaliiya gaar ahaanna magaalada Muqdisho,taaso ku dhex martay mar-fish lagu qayilo oo ku yaalla magaalada Hargeisa.

Hadaba an uu daadegno siday wax uu dhaceen,

Cukuse:adeer mallaha waa lagu siita ee dib uu fadhiiso.Aw faarax: saaxib ruuntu maa fanta maxaad la guubanaysa ee aad isku ogtahay,aniigu waan kula toolimo hadlayaa ee.cukuse:waxaad tahay ciiro baaqaatay,ee nac-nac da iga daa.

:Dadka mar-feeshka jooga dee wasiir waa maxay cadhadu kugumaani aqoone ninkuna waa marti ee sidaa ha ula hadlin

Cukuse: Dee waa nin weyn oo hadalku ka qallooco,ee bal qaad uu soo qaada adeer, anaagu masuuliin ayaanu nahay oo cadowgu waa nagu baadan yahay .

Aw faaxar:kkkkkkkkkkkkkkkk waxaan xasuustay Heesti awaal yaa qadi jiray (waadiigan salliitee leexadu ku siidatee maxaa luuray naftaadi)

Aqooni waa taa cukuse maanta ka xanaajisay aniiga waa inaadeer kay uun oo la ii beedeeli mayo,ee goollaaha xaal baan siiyay..cukuse:bal eega wali waa hadal doon ninba meesha bugta isaagay bel-beesha waxaan uu malay-nayaa ninka wax kaleena way kasoo socdaan adeer wax iska ceelintu wayna shaqaynaysa ee ogoow.

Aw faarax:wax iska ceelin-taaba dhacday adeer meesha maa dagal ayaa yaalla,war meesha maxaa lagu ba”aay kani masuul ma noqon karo,war qooladan idoor dul badana war side ay dun ku haysan.mar-fiish :adeer quudhaadu waad khal dan tahay ee ninku waa nin ciida-gale weyne ah,maa dacaayadaha ayaad ruun mooday.

Cukuse :wallaahi hadad mar danbe ila hadaasho waynu is dilin .Aw faarax :war nafta ku jirta weyna oo adeer ma nin ayaad ka weyn tahay dee waxba ha iskula hadhin,oo bal ciidagalena soo kaxaayso anna waxaan soo kaxaaysan doona awal kkkkkkkkk.

Cukuse:bal af-xuumadiisa eegga ilmaadeerayaalow nin kani mallaha waa shabaabki soo fir-xaday.mar fiishki:goolaha kaftan mooye is xajiimeynwaa ka maamnuc ee rag waaweeyn ayaad tihiin ee kaftanka hagaajiya.:aw faarax waad mahadsan tihiin gollow ee mid ayaan rabba in layga qanciiyo

Lasoco….

Qalinkii

Cabdi asiis Bashiir Nuur

Tel 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured