Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo

0
Thursday October 10, 2013 - 10:01:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo

    Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo Berbera,(xogreebnews.com-Maayarka Berbera oo dhawaan ku biiray xisbiga Kulmiye oo xisbigaasi xaflad balaadhan uu ugu qabtay magaaladaHargysa,ayaa mar labaad dib ugu laabtay xisbigiisii UCID- Kadib markii uu cadaadis xoogan kalakulmay shicibka magaalada Berbera iyo xisbiga UCID-oo ku hanjabay in ay talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan, cabaadka iyo kulaylka hada ka soo baxaaya mayarka Berbera ayaa jiho wareer galinaaya dadkii soo doortay, hadalada maayarka oo is khilaafsan halkani ka daawo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured