Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

0
Thursday October 10, 2013 - 09:49:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

    Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

Ku: Guddida diiwaan-gelinta Ururada iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka

Og: Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL

Og: Guddoomiyha Gobolka Saaxil

Og: Guddiga Doorashooyinka Qaranka JSL

Ujeedo: Jawaab Celin

Anagoo tixraacanay Qoraalka Sida Rasmiga ah uga soo baxay Xisbiga UCID ee Sumaddiisu ahayd Ref: 194/ UCID /2013 kuna taariikhaysnaa 02/10/2013 nuxurkiisuna ahaa Dacwad Xisbiga UCID Ku soo oogay kana dhan ah labada Xildhibaan ee Kala ahaa Mayorka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf, ku waas oo sida la wada ogsoon yahay loo qabtay xaflad si heersare ah loo agaasimay oo ay ka qayb galeen madaxda sare ee Xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin Xubno Golaha Wasiiradda ka tirsan sida Wasiirka Madaxtooyada iyo Gaashaandhiga iyo Madaxda sar sare ee Hogaanka Xisbiga KULMIYE laguna qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Berbera taas oo u jeedada loo qabtay ku magacawnayd Labada Xildhibaan ee Kor Ku xusan oo Ka baxay Xisbiga UCID una wareegay Xisbiga KULMIYE, iyagoo ku xardhan istiikariska iyo astaamaha Xisbiga KULMIYE.


Hoos Ka Akhri Jawaabta Gudiga Diiwangelintu Ku Soo Celiiyeen Xisbiga UCID



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured