Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo Nidar Ku Maray Inuu Beegsanayo Danaha Maraykanka Iyo Reer Galbeedka Ee Adduunka

0
Saturday April 06, 2013 - 08:18:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo Nidar Ku Maray Inuu Beegsanayo Danaha Maraykanka Iyo Reer Galbeedka Ee Adduunka

    Muqdisho (xogreebnews.com-Abuu Mansuur Al-Amriiki oo ka mid ah kooxaha xagjirka ah isla-markaana hore Al-shabaab uga mid ahaa ayaa shaaciyay inuu sii wadayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews.com-Abuu Mansuur Al-Amriiki oo ka mid ah kooxaha xagjirka ah isla-markaana hore Al-shabaab uga mid ahaa ayaa shaaciyay inuu sii wadayo Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo Nidar Ku Maray Inuu Beegsanayo Danaha Maraykanka Iyo Reer Galbeedka Ee Adduunka
Muqdisho (xogreebnews.com-Abuu Mansuur Al-Amriiki oo ka mid ah kooxaha xagjirka ah isla-markaana hore Al-shabaab uga mid ahaa ayaa shaaciyay inuu sii wadayo dagaalka uu kula jiro Mareynka.
Al-Amriiki oo dhawaan ay dowladda Maraykanku dul dhigtay isaga iyo ruux oo u dhashay dalka Mareykanka kuna sugan Soomaaliya lacag gaadhaysa shan milyan oo doollar ayaa sheegay inuu si cad ula dagaalamayo dowladda Washington “Ma joojinayo dagaalka aan kula jiro Mareyknaka iyo dalalka kale ee reer galbeedka ah, waxaana beegsan doonnaa danahooda meel walba oo aan kula kulmo” ayuu yidhi.

Sidoo kale, Al-Amriiki oo dhawaan Al-shabaab ay sheegtay inay ka joojisay howlo gaar ah oo uu qaban jiray kana qaaday mas’uuliyado dhowr ah ayay ha’yadda FBI-da Mareykanku waxay ku dartay liiska waxay ugu yeedhay dambiilayaasha Maraykanku raadinayo, iyadoo sidoo kale ay dul dhigtay wasaaradda arrimaha dibadda lacag fara badan sidii xogtiisa lagu heli lahaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured