Cali Guray oo shaki ka muujiyay Daacadnimadda Dawladda ee Diiwaangelinta “Haddii aanu aragno Madaxweynaha oo Daacad ka ah Diwaangalinta sankaa Noo daloola in aanu ku dhaqano”Cali Guray

0
Thursday October 10, 2013 - 09:42:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guray oo shaki ka muujiyay Daacadnimadda Dawladda ee Diiwaangelinta “Haddii aanu aragno Madaxweynaha oo Daacad ka ah Diwaangalinta sankaa Noo daloola in aanu ku dhaqano”Cali Guray

    Hargeysa(xogreebnews.com- Gudoomiyaha ku xigeenka Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa Xukuumada Madaxweyne Siillayo uga digay in ay ku dhaqaaqdo wax alle iyo wixii khal khal galin kara Diwaan galinta codbixiyaasha ee la filayo in dalka ay ka qabsoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Gudoomiyaha ku xigeenka Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa Xukuumada Madaxweyne Siillayo uga digay in ay ku dhaqaaqdo wax alle iyo wixii khal khal galin kara Diwaan galinta codbixiyaasha ee la filayo in dalka ay ka qabsoonto sanadka soo socda, isaga oo xusay in Xisbiyada Mucaaridka Hargeysa(xogreebnews.com- Gudoomiyaha ku xigeenka Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa Xukuumada Madaxweyne Siillayo uga digay in ay ku dhaqaaqdo wax alle iyo wixii khal khal galin kara Diwaan galinta codbixiyaasha ee la filayo in dalka ay ka qabsoonto sanadka soo socda, isaga oo xusay in Xisbiyada Mucaaridka ahi ay isha kala soconayaan Diwaan galinta oo uu sheegay in haddii xukumadu daacad ka noqoto iyaguna ay daacad ka noqonayaa, maadama oo uu sheegay in Xukumadu masuuliyadii qaranka ay hayso.


Cali Guray waxa kale oo uu ka hadlay Sidda loo qaban karro Diiwaan galin sax oo lagaga gudbi karro muranada ka dhasha doorashooyinka, isaga oo xusay in doorashadii ugu fiicnayad ahay tii diwaangalinta lagu galay ee 20010, in kasta oo uu xusay in iyaduna ay galdalooyin ay lahayd, basle doorashadii Golaha deeganka ee Sandkii hore la qabtay ay ahayd tii ugu musuqmaasuq badnayd.

Muj. Cali guray waxa uu siddaasi ka sheegay Dood laga hadlayey Sidda ugu wanaagsan ee dalka looga qaban karo Diwaangalin Sax oo aan Madmadow lahayn oo aan fashilmin sidii diwaangalintii hore isaga oo Arimahasi ka hadlaya waxa uu yidhi. “Haddii aanu aragno Madaxweynaha oo Daacad ka ah Diwaangalinta Codbixiyaasha si ay u dhacdo doorasho xor iyo xalaal ahi diyaar ayaanu u nahay Xisbi Ucid ahaan oo sankaa Noo daloola in aanu ku dhaqano anaga iyo Xisbiyda kaleba, lakiin haddii uu madaxweynihii qaranka ugu sareeyey daacad ka noqon waayo oo kolba wasiir dusdusaya ma sanduuq sita aanu aragno dee anagan ujoojin mayno oo dee wixii madaxweynihii qaranka mataleyey uu ka xishoon way cid kalena ka xishoon mayso, marka diwaaangalinta haananka ugu fiican ee ay ku noqon karto mid aan khilaaf dhalin oo bulshoweynt somaliland oo dhami ku qancaan waa in la sameeya xeerar lagu dhamo oo diwaan galinta illaaliya oo qofkii wax khalda lala xisaabtamo, oo dad aqoon u leh loo xullo, oo laga daayo qabyaalada iyo faro galinta la faro galinayo dadka ka shaqaynaaya hawlaha diwaan galinta.”Ayuu yidhi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured