Boqor Raabi Waa Hormuudka Madax-Dhaqameedka Mana Gayo Af Xummo Iyo In Lagu Tilmaamo Waxaanu Caado Uu Lahayn.

0
Monday October 07, 2013 - 18:21:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Raabi Waa Hormuudka Madax-Dhaqameedka Mana Gayo Af Xummo Iyo In Lagu Tilmaamo Waxaanu Caado Uu Lahayn.

    Waxaa ayaan darro ah in la af-lagaadeeyo oday dhaqameed ku Hawlan horumarinta bulshada,dadkaasina waxaay garan la yihiin cida gayda cayda iyo kuwa kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ayaan darro ah in la af-lagaadeeyo oday dhaqameed ku Hawlan horumarinta bulshada,dadkaasina waxaay garan la yihiin cida gayda cayda iyo kuwa kale

Waxaa ayaan darro ah in la af-lagaadeeyo oday dhaqameed ku Hawlan horumarinta bulshada,dadkaasina waxaay garan la yihiin cida gayda cayda iyo kuwa kale

Hadaba waxaan dhowaan arkay qoraal lagu baahiyay qar ka mid ah warbaahinta deebeedda laga maamuulo,kuwaas oo sheegay in ay heeleen qoraalo ay ku cad yihiin dad ay dawladu lacagosiiso,waxaanay sheegeen warar iska hor iyo daaba immaanaayo,oo ruunti xaqiiqada ka fog

Aan uu imaado dhac-daadaas waxaa la sheegay dad la-laaluusho,oo ay dawladu lacag ku biiliso, lama yaabin qofka waxaas qoraaya,lakiin waxaan la yaabay maxaa soo dheex geeliyay oday dhaqaameedka oo isaagu ka fog, siyaasada.qoraal kaas ruun waan uu qaadan lahaa lakiin markaan ku arkay oday aan oga halkay kala tag-naayeen xukuumadda siilaanyo ayaa la siiya lacag laaluush lagu sheegay taas oo anaanqadan Karin, waayo boqorku waa ku ugu horeeyay ee dhaliila xukuummada siilaanyo oo ahaana kii ugu horeeyay ee ay xabsiga uu taxaabto oo laguna xukummo deg deg xaqiiqadi way ii cuntami wayday taasi ee qolooyinka qoraalku ka khaldammay waxaan leeyahay ku noqda oo tafaftira qoraaladiina waliba waan idiin waniinayaa raalina iga ahaada

Gabo-gabaadi

Walaalayaal waa sax dhaliishu balse waxaa khaldan in lays ku khaldo oday hormuud uu ah toosinta xukuummada iyo inu uu dooda xaquuqda bulshada in lagu tilmaamo qof canka loo buuxiyo, ruunti waa laga qurux badan yahay.

Waxaan ka codsanaaya walaalayaal in laga waan toobo warar ka xaqiiqada ka fog oo la huubiyo.

Haday cidi dhibsaato qoraal kan rali haa iga noqdaan

Mahad sanid

Qalinki

Mustafe Cabdilaahi Muuse

Bristol Uk




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured