CEERIGAABO:RABSHADO HADHEEYAY MAGAALADA IYO ODAYAAL XABSIGA LOO TAXAABAY+DHALINYARO GAADOODAY.

0
Saturday October 05, 2013 - 21:48:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CEERIGAABO:RABSHADO HADHEEYAY MAGAALADA IYO ODAYAAL XABSIGA LOO TAXAABAY+DHALINYARO GAADOODAY.

    Ceerigaabo(xogreebnews.com--Mudaharaad lagaga soo horjeedo imaantinka Koox wasiiro ah oo maalintii shalay magaalada Ceergaabo soo gaadhay ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi,Imaatinka wasiiradan oo salka ku hayey xalinta raadadkii tabnaa ee ay ka tagt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(xogreebnews.com--Mudaharaad lagaga soo horjeedo imaantinka Koox wasiiro ah oo maalintii shalay magaalada Ceergaabo soo gaadhay ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi,Imaatinka wasiiradan oo salka ku hayey xalinta raadadkii tabnaa ee ay ka tagtay Ceerigaabo(xogreebnews.com--Mudaharaad lagaga soo horjeedo imaantinka Koox wasiiro ah oo maalintii shalay magaalada Ceergaabo soo gaadhay ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi,Imaatinka wasiiradan oo salka ku hayey xalinta raadadkii tabnaa ee ay ka tagtay isku daygii bedelka lacagta shilinka somaliga ah, ayaa bulshada ku dhaqan magaalo madaxda Gobolka sanaag Ceergaabo ay muujiyeen saluug baahsan, Arinta Ceergaabo oo aan kuba lug lahayn Ciyaaro, Biyo amaba Xanaanayn Xoolaad ayaa wasiirada Madaxweyne Siilaanyo usoo igmaday xalinta xaalada Ceergaabo ay ka kooban yihiin wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Biyaha, Wasiirka Ciyaaraha iyo wasiirka Gaashaandhiga oo afartooduba ka kooban afarta beelood ee wada degan magaalada ceergaabo ayaan ahayn kuwo xal u heli kara amaba talo ay ka Go’do. Wasiirka Xanaanada Xoolaha ayaa qaar kamid ah madax dhaqameedka Gobolka sanaag u aaneeyey Mudaharaadkan waxana uu amar ku bixiyey xadhiga dhawr ka mid ah madaxda dhaqanka,sida ay xaqiijiyeen dad ka ag dhawaa madax-dhaqameedkaasi.

Weftiga wasiirada oo ka degan magaalada ceergaabo guriga martida ayaan ilaa iyo haatan aanay jirin Cid kamid ah qaybaha bulshada oo la kulmay, kolka la eego shacabka ku mudaharaaday iyo khilaafka wasiirada iyo Madaxda dhaqanka waxay xaalada wasiiradu u muuqataa “Hasha laba Midigle u leeyay dhankeedna uma Bed qabo”.
Xaalada hugunka Xiisada Ceergaabo oo salka ku haysay Bedelka lacagta iyo Amni daro baahsan oo heerkeedu bandoo gaadhay ayaa la filayey inay xalinteeda u yimaadaan wasiirka Maaliyada oo arimaha lacagtu khuseeyaan iyo wasiirka Arimaha Gudaha oo Xilkiisu yahay Sugida Amniga ,hase ahaatee waxaa imaatinka weftigani u muuqaata Hagrashada Xukuumada siilaanyo ay Hagratay Xilkii ay umada u haysay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured