Wasaarad Waxbarashada Somaliland oo Lacagtii Bisha Ee Ay Ka Daysay Ardayda Dugsiyada Hoose/ Dhexe Qaab Kale Oo Cusub Ugu Bilowday ka Ururinta Bilihii Ardayda Faalo: Mubaarik Careef

0
Friday April 05, 2013 - 22:04:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarad Waxbarashada Somaliland oo Lacagtii Bisha Ee Ay Ka Daysay Ardayda Dugsiyada Hoose/ Dhexe Qaab Kale Oo Cusub Ugu Bilowday ka Ururinta Bilihii Ardayda Faalo: Mubaarik Careef

    Wasiirkii hore ee maaliyada maxamed xaashi cilmi ayaa ayaa mudo sanad iyo badh ah laga joogo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii hore ee maaliyada maxamed xaashi cilmi ayaa ayaa mudo sanad iyo badh ah laga joogo ku Wasiirkii hore ee maaliyada maxamed xaashi cilmi ayaa ayaa mudo sanad iyo badh ah laga joogo ku
dhawaaqay inuu ka dayay lacagtii bisha ee ardayda dugsiyada hoose/dhexe laga qaadi jiray kaas ay ku
jirtay waxqabadkii boqolkii cisho ee ugu horaysay xukumada Somaliland ah guulaha uu mar kasta ku
faano shafkana isaga garaaco madaxweynaha Somaliland isaga ku darsaday wax qabadkiisi

Waa kan wasirkii hore ee wasaarad maaliyada oo ka hadlaya shirkii jaar’id eek u cadaynayay in ay bisha

ka dayeen dugsiyada dawlada fiigi laga qaadi jiray ardayda Eng. Maxamed Xaashi waxa uu sheegay in
dugsiyada hoose iyo dhexe ee dawladdu noqon doonaan lacag la’aan, taas oo uu sheegay inay qayb ka
tahay ololihii xisbiga KULMIYE ku galay doorashadii madaxtooyada.

“Maanta laga bilaabo waxaanu dugsiyada dhexe ee dawlada aanu ka dhaafnay fiigii laga qaadi jiray
(lacag bileedkii).macalimiintuna waxay ka mid yihiin shaqaalahaasi dawlada iyo Ciidamada ee 100%
mushaharku u kordhay,” ayuu yidhi Wasiirku.

Hadaba wasaarada waxbarashada ayaa waxay bilowday qaabkale oo ka cusub oo ay ardayda kaga
gurayso bishii awal laga qaadi jiray oo ahayd 10,000 shlilng xukumada Somaliland ka daysay
hadaba wasaarada waxbarashada ayaa soo dejisay in ardaydu khamiis kasta keento 5,000 shiling iyada
oo bishii ku jirto afar khamiisood markaa bishii noqonayso in arday kastaa marka laysku geeyo 20,000
noqonayso oo kaba badanaysa bishii laga dayay

Hadaba xukumada Somaliland ayaa indhaha iska qabanaysa in ay ka hadasho ama wax ka qabato ka
qaadista bilaha laga qaado ardayda markii hore ka daysay xukumadu imika wasaarada waxbarashadu
dib ugu soo laba kaclaysay

Mubaarik Careef

Mubaarikcareef@gmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured