Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

0
Saturday October 05, 2013 - 13:03:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Taarikhddu ma guurto mana dhammaato ayaanti alle keenaba- waxba ku soo kordha maantana bal aynu eegno kulaan-kan oo ah sheeko qayilaad odaygan oo lagu magacaabo aw farax iyo cukuse .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Taarikhddu ma guurto mana dhammaato ayaanti alle keenaba- waxba ku soo kordha maantana bal aynu eegno kulaan-kan oo ah sheeko qayilaad odaygan oo lagu magacaabo aw farax iyo cukuse .

Hargeisa(xogreebnews.com-Taarikhddu ma guurto mana dhammaato ayaanti alle keenaba- waxba ku soo kordha maantana bal aynu eegno kulaan-kan oo ah sheeko qayilaad odaygan oo lagu magacaabo aw farax iyo cukuse .

Waxaa todobaadkan mar-feesh ku yaala magaalada Hargeisa ay sheeko qosol badan ku dhex-martay.

Aw-farax :Wasiir marna saaxib C/laahi bal waran.

Cukuse:kasi waa kuma awaal hal-kaynu isku naqaanay.

Aw farax :war miyuu gaboobay ,shaw illeen xusuusti waa ebero allow no sahal mar haddu sidan yahay saaxib kay C/laahi cukuse walle waa la gaboobay.

Cukuse: adeer ama isu kay sheeg ma iga daa hadalka.Aw-farax :war miyaynaan xamar wadaa joogin waayo-waayo.cukuse ayaa fadhiga ka kacay oo yidhi maxaad igu taqaanay hadaynu is-naqaanay,see maxaad igu ogayd.Aw-farax :adeer maxaa ku hellay is deeji aniigu waxba ugama jeedo balse waan ku xasuusiyay,oo waxaan lahaa saaxibka isaaga la yaqaan oo ahaa safirkiina magacaalada jooga ee hakugu soo dhooweeyo.

cukuse: war waxaani muxu ahaa adeer miya lagu soo diray ,war meesha miyanu kagaga kacna.

Aw faarax:adeer maxaad ka diiday ,miyaynaan rag hayb wadaaga ahaayn,waa maxay dafiraadu ma yaan laga garanba?

Cukuse:war waxaad ka sheekeynayso ma garanaayo haybta aad sheegtayna hal-kay igaaga qoran tahay?

Oday aw faarax: in kiiraadaasi waxaay ii xasuusisay ereeyo hees ku jiray-(soow baqaashi noqootay fardo beeri la miiratay ee badh kood is mooday ee ariin kugu ballaadhiyo bayuuri inay ku raacdo oo bagga lagu yidhaah……)mid kaleena waxaay tidhaahda (ninna haybta kuma raaci karo hooyo aan dhalin…)

Cukuse:een een een waxaa kusoo diray waa laga fiirsan…

Mar-fish kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Lasoco….

Qalinkii

Cabdi asiis Bashiir Nuur

Tel 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured