MAXAA SABABAY IN AFAR WASIIR AY GURE KU GALAN CEERIGABO?

0
Saturday October 05, 2013 - 07:56:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAA SABABAY IN AFAR WASIIR AY GURE KU GALAN CEERIGABO?

    Ceergaabo (Xogrebnews.com-Wefti afar Wasiir ka kooban oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceergaabo (Xogrebnews.com-Wefti afar Wasiir ka kooban oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda
Ceergaabo (Xogrebnews.com-Wefti afar Wasiir ka kooban oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaasi oo ay u tageen hawlo la xidhiidha horumarinta gobolka iyo xal u helida shaqaaqooyin ka dhacay deegaankaasi.
Weftigan waxa xubno ka ah Wasiirrada Gaashaan-dhiga, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha iyo Biyaha.
Wasiiraddan ayaa Waxa maanta duleedka magaaladda Ceerigaabo ku soo dhaweeyay maamulka gobolka Sanaag, ka degmadda Ceerigaabo


iyo waxgaradka bulshadda gobolka Sanaag.
Wasiirka Xanaanada xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali oo ka hadlay ayaa ka mahad celiyay sidii loogu soo dhaweeyay Gobolka Sanaag, waxaanu ka waramay ujeedada socdaalkoodu la xidhiidha waxaana uu yidhi?waxaanu nahay sida odayaashu shegeen wafti wasiiro ah oo ka kooban afar xubnood usoo diray madaxwaynaha jamuuriyada somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo inaanu qaban safarka turkiga unoo soo diray gobolka sanaag iyo degmooyinkiisa in aanu ayaamo halkan joogno si aano xog waram uga helno gobolka,anakuna aan uwarano iyaguna ay noo waramaan waxa garadka shacabka iyo gobolka aanu iswaraysano.

Wasiirka wasaarada xanaadan xoolaha somaliland mudane cabdi aw daahir xuseen oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas waxa uu ku daray?talabaad ee aanu meesha unima waxa ay ahayd inaanu maanta madaxwaynaha yoolkiisa koobaad uyahay in wadada ceerigaabo isku xidha iyo gobolada dalka la dhiso,oo loo wada fayto oo la isugu tago,waxa uu arinkaasi ka imadaa iyada oo dawladu qaaday talada iyo go,aanka in umada somaliland am shacabka reer somaliland meel kasta uu joogaba dibada iyo gudaba la isugu tago oo wadada la dhiso taasi waxa ay ku imanaysaa inaka oo uruursanana oo midawna talada ka midawna tacabka iska kaashana taasna ay tahay dawlada madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo nagu hogaaminayo.

Sidoo kalena wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaasi raaciyey?waxa weeyaan anaguna ka wasiiro ahaan waxa aynu nagu noqotay inaanu ka qayb qaadano uruurinta,baraarujinta umada,arinkaas iyo arinkii kale ee waxa tar ah aanu gobolka ku baraarujino waxa kale uu aanu halkan uni xogaa yar oo shaqaaqo ah oo dhacay markaas iyada oo hawlahaas lagu jiro wado dhiska inaan shaqaaqda la dhigne shaqo lagu midoobo markaas kolay markasta way dhacdaa xogaa yar oo isa seeg ah waa jiraa markaas dhib kasta waxa lagu xaliyaa in meel looga soo wada jeesto ?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured