Cukusow Beelweynta Cidaagle Iyo Silaanyo Xidhiidh Fiican Kama Dhaxeeyo ee Maxa Xadhiiga Sheekal Beleedka Ku Geyaay?

0
Friday October 04, 2013 - 19:30:07 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Cukusow Beelweynta Cidaagle Iyo Silaanyo Xidhiidh Fiican Kama Dhaxeeyo ee Maxa Xadhiiga Sheekal Beleedka Ku Geyaay?

    Salaan marka hore Dhamaan Bahda Saxaafada Xorta Ah Iyo Dhamaan akhriistaaysha sharafta leh meel kasta oo aad aduunka ka jooogta inta ta marka aan kaga baxo nin ayaa berri hore yidhii(habartii maxad ku oggeyiid markasu yidhi indho la”aan dad cun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaan marka hore Dhamaan Bahda Saxaafada Xorta Ah Iyo Dhamaan akhriistaaysha sharafta leh meel kasta oo aad aduunka ka jooogta inta ta marka aan kaga baxo nin ayaa berri hore yidhii(habartii maxad ku oggeyiid markasu yidhi indho la”aan dad cunnimana way ku Salaan marka hore Dhamaan Bahda Saxaafada Xorta Ah Iyo Dhamaan akhriistaaysha sharafta leh meel kasta oo aad aduunka ka jooogta inta ta marka aan kaga baxo nin ayaa berri hore yidhii(habartii maxad ku oggeyiid markasu yidhi indho la”aan dad cunnimana way ku darsatay) waxa aan uga jeeda Cukuse oo ayinu ogeyn in uu yahay ninkii Silaanyo ku yidhii nebi maxamed S.C.W ayaa aad meelo badan uga eegtahay ayaa maanta jeelka dhigay sheekhal beeladekii hargeysa( sheekh ismaaciil maxamed cise muuse) hadaba haddii ayinu ka yara faallonoo maqal maanta waxayinu kaga hadali doona laba qeybood oo kala ah xidhiidhka silaanyo iyo beelweynta cidaagle iyo awooda cukuse doonayo in uu beesha kaga dhiigo guulwadayal hadaba ayinu ku horeyno taa xidhiidhka cidaagle iyo maamulka silaanyo


1)Maamulkii Silaanyo tan iyo intii uu xukuunka la wareegay beesha iyo silaanyo waxa xidhiidh fiican ah oo ka dhaxeeyaay mujiriin. oo aan ahyn in qollo yar kolba meesha ugu tagto. kana hadaasho dano uu gaar ah. beelweynta Cidaagle sida laga war qabo ama la ogyahay waa mucaariid ka so hor jeeda xukuunka Silaanyo. tasina ayaa sababteda iska leedahay in ay uu badanyihiin taageerida xisbiyada mucaaridka ah. hadaba silaanyo wuxuu isaga oo ta ogg uu magacabay beesha hal wasiir oo kala ah wasiirkii hore ee caafimadka xuseen xoog iyo cukuse oo ah wasiirka immika uu qabilsan wararka iyo dhagodhageynta. ta waxa ku cad in anu jiriin xidhiidh fiican. basle immika waxa ta xadhkaha uu sii jirey cukuse oo ah nin aad uu fuduud. ta inta aan ku so koobo ta kale ee ah cukuse iyo beesha

2) Cukuse waa nin marka hore aad uu yaqaana sida dadka la iskaga dhaadhaciyo ama waa nin dhago nuguul oo ah wasiirka ugu dhagaha fuduud wasiirada silaanyo. wanna wasiirka marku galo madaxtooyada kabaha iska saar ama sii guurguurta isaga iyo wasiiro kale .oo kadiban gacama ka dhunkada silaanyo kuna salama kalamado ay ka mid yihiin (AABO SUBAAX WANAAGSAN IWM AH ) cukuse isaga oo sida ah ayuu hadana immika bilaabay in uu kolba jeelka dhiigo muusheekhaadii beesha sida sheekha immika uu xidhan ee sheekhal beeledkii hargeysa sheekh ismaaciil sheekh maxamed cise muuse. iyo waliba haldoorkii beesha. ta waxa marka ku cad iyana in cukuse doonayo waxa aan jiriin geesta kale waxa ta daba socota in inta cukuse ugu dhowu ee aan anigu ka midka ahay anu nahay mucaariid la garab ah gudoomiye xasan guure iyo gudoomiye feysal cali iyo waliba xildhibaan ibraahiin mahdi buuba.cukuse side ayuu marka Silaanyo uga dhadhaciin kara beeshu waa muxaafiid ileen anaago ugu dhowu ayaa ah mucaariid. iska daa inta kale ee beelweynta cidaagle muxuu marka ku hayista sheekhal beeledka oo waxyaabo badan runta ka sheegay. waxanu leenahay cukusow berigii mayoor ku xigeenka hargeysa lagaga dhigay sida ayuun baa aad cidaagle kolba ka wax ku sheega uu xidhi jirtay.

Ee maanta lagu dulqadan mayo ee runta lagu sheegaya wanna la iskaka qabanaya ee .sidan aad immika tahayiina ku shaqeyn kari maysiid oo wasiirnimo ma qaadi kartiid oo waa adigan habeenkii saqda dhexe kolba telfoonka kaga haddalaya TV -yada. ee leh aniga ninka iga hor keena. cukusow waxa aan ku sheegayina in haddii aad so deyn wayido sheekhal beeledka in qoraaldu badan doonana. .waliban kalsooonida beesha aad leedahay waxan uu jooga madaxtooyadan aad wayii doonto. haddii aad joojin weydo waxa aad wado .gebogebadii waxan leeyahay sheekhal beeladka hargeysa sheekh ismaaciil maxamed. halka ka wada hadalka cad ee runtu ku jirto hanaa uu joojin cukuse iyo wax la mid ah anaaguna waa aan kugu taageersanahay jeelkana ku jiri meysiid oo arrintada (international communty -ga )ayay gaadhii doonta haddii kolba la iska ka xidho sida ayaa in balaan ah insha allaha

Cantar Kidaar-une
cantarkidaarcune@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured