Gabolaax muxumed Odowaa oo kamida ganacsatada xoolaha dhoofisa oo soo dhaweeyey cashuur kordhinta baarlamaanku ansiiyeen

0
Wednesday October 02, 2013 - 17:24:06 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabolaax muxumed Odowaa oo kamida ganacsatada xoolaha dhoofisa oo soo dhaweeyey cashuur kordhinta baarlamaanku ansiiyeen

    aniga oo ah mid kamida Gaacsatada xoolaha dhoofisa ee degmda tog wajaale waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa iyo taageeroba wasiirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

aniga oo ah mid kamida Gaacsatada xoolaha dhoofisa ee degmda tog wajaale waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa iyo taageeroba wasiirka aniga oo ah mid kamida Gaacsatada xoolaha dhoofisa ee degmda tog wajaale
waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa iyo taageeroba wasiirka
madaxtooyada wasiir xirsi xaaji iyo golaha wakiilada ee ansixiyey
xeerka wadooyinka iyo inta jecel horumarka somaliland
walaalayaal waad ogtihiin inaan dhaqaalo la,aan lafulinkarin hawl
tana waa wadooyinkii dawladaha waawayni inaga caawin lahaayeen hadii
taas aynu waynay waxa loo baahanyahay inaynu inagu iskutashano oo

waxeena wax ku qabsano qolada baarlamaanka ee macaaridkaana waxaan
kulatalinyaa halka ay iskahortaageen talaabdan dhaqaalaha jidadka
loogu ururinayo ayka wacnaanlahayd iyada oo ayku dabaglaan ilaalinta
hantida hadhow si aanloo musuqin ama wasiir xirsi ha ahaato ama mid
kadanbeeya ha ahaato lakiin talaabo kasta oo dhaqaalaha dalka kor
loogu qaadayo waa in baarlamaanku taageero anaga ganacsato ahaan 2
Dollar qader aad uyar waxa naloogu qabanayo ayaana aad noogala wayn
waayo jidka wajaale iyo berbera udhexeeya hadaan dib u habayn lagu
samayn wuxuu qarka usaaranyahay inuu baabo,o nomana suurtoo bayso
inaan boqolaal dibi ugudbino maalin walba marsadena caalamiga ah ee
dakeda berbera shacab waynaha reer somalilandna midh baan leeyahay
walalayaal xukuumadeena maanta waad aragtaan dhinac kasta sida ay
dadaalka uwado ha, ujoojininana warxumo tashiilka

By Ganacsade Gabollaax muxumed Odowaa Togwajaale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured