AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO GABAY KOOBAN KAGA HADLAY KU BIRISTI CABDI SHAKUUR CIDIN IYO ABAAL LA"AANTIISA

0
Monday September 30, 2013 - 09:07:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO GABAY KOOBAN KAGA HADLAY KU BIRISTI CABDI SHAKUUR CIDIN IYO ABAAL LA"AANTIISA

    Hargeisa-xogreebnews.com-GABAYGAN KOOBAN OO UU AQOON yahan ku soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook ayaa aad uu kooban balse micne ahaan waa mid weyn waxaanu uu dhigna sidaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-xogreebnews.com-GABAYGAN KOOBAN OO UU AQOON yahan ku soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook ayaa aad uu kooban balse micne ahaan waa mid weyn waxaanu uu dhigna sidaan.
Hargeisa-GABAYGAN KOOBAN OO UU AQOON yahanku soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook ayaa aad uu kooban balse micne ahaan waa mid weyn waxaanu uu dhigna sidaan.
Berberaay Cudooneey,
Cabdi iyo Cidin baa,
Cidla kaaga tegayoo,
Caqli nimaan lahaynbaa,
Ku ceer-ceerinaayoo,
Cabdelliyo Ramaaxbaad,
Cududooddii tebaysaa!
Ilaahay wuxuu kuu qoray cidina kuma duudsin karto shirqool kastoo laguu adeegsadana iyaguun baa ku dumaya, Ilaahay baana nala jira. Kuligiin waan idin salaamay. Mahad gaara dhamaan reer Sweden.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured