GOLAHA WAKIILADDA OO NOQODAYE DHUUNI- QAATAYAAL

0
Thursday September 26, 2013 - 22:14:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOLAHA WAKIILADDA OO NOQODAYE DHUUNI- QAATAYAAL

    Cashuuraha siddeed-laabmay waa, saaca waayaha’e; Bankiyada dul-saarkii kolkuu, saqafka soo taabtay Sarrif eegga kuma kaydsadaan, saalax-waatuhuye; Kolkii jeeggi socon waayey bay, god u samaysteene.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cashuuraha siddeed-laabmay waa, saaca waayaha’e; Bankiyada dul-saarkii kolkuu, saqafka soo taabtay Sarrif eegga kuma kaydsadaan, saalax-waatuhuye; Kolkii jeeggi socon waayey bay, god u samaysteene.

Cashuuraha siddeed-laabmay waa, saaca waayaha’e;

Bankiyada dul-saarkii kolkuu, saqafka soo taabtay

Sarrif eegga kuma kaydsadaan, saalax-waatuhuye;

Kolkii jeeggi socon waayey bay, god u samaysteene.

Safrad iyo shaqaalii wataa, suuqday gaajaduye

Waxa yarey saxeexaana waa, saymo-lagu-reebye;

Sacab iyo af kama soo hadhaan, silicay qaataane

Xasanoow Allaa Saatiree, dhimay saboolkiiye.( Abwaan Gaariye)

.

.Waxaan aad looga xumaado ah in golihii dhamaa ee loogu talo gelaye in dadka ay matalaan ayaa noqodaan gole calooshood u shaqaysatayaal ah xagii laga sugayey in shaacabgii soo doortey ee matalayen in wax xukuumaddu ku khaladan tahaye in ummadda ay ka shaandheeyaan hadaba waxaan kahadali doona dhaqaalo xumadda uu xeerkan ku keeni karo dadka iyo dalka oo ah mid u hore seedi karta dhaqaale xumo aad u xun.

Hadaba sida ayanula waddo socono waxaa dhaqaalaheenu ku dhisan yahaye xoolaha nool ee cashuurta ayanu ka qaadano iyo tan gaadiidka (Tax road ) waxaa marka la sameynayo odoroska miisaaniyadda labada head ee ugu waa weyni yihiin labadan imika la kordhiyey .madaama ayanandeeq ka heline caalamka ama dayn

Maahmaaha Soomaaliyed ayaad ahayed miskiinbaa misko la koro leh waxaa taa manta la mid ah xeerkan ayey ansixiyeen golaha wakiiladu waxaa is waydiine leh yaa bixiya cashuurta ma wasiira ayaa cashuur laga qaada mise nin xildhibaan ah oo magaca sheeganay maya ee waxaa cashuurta laga qaada dadka danyarta ahee suuqyadda wadhan ee bacadka iyo roobka ku dul qaado hadaba hadii ayanu soo qaadano maxeerkan iyo sida umadda lagu kordhiyey bal aayani soo qaadano qodobo ka mid ah xeerkan qodobka 5 ee xeerkaasiayaa waajibinaya in neefka adhiga ahlaga qaadi doono $1,neefka lo,da ahna $3, halka ka geel ahna laga qaadayo $5.

Qodobka 6 xeerkaasi ayaa isaguna waajibinaya in gaadiiidka yar yar( cars,pic up and land cruisers,mini bus, light good vehicle, iyo kuwo kala oo qaad koogu ka yar yahaye saddex tan)in saddexdii biloodaba mar laga qaado cashuurta waddo marista ( road tax) qiimahan yahaye 15.5

In gaaadhiyad tan koodu ka badan yahaey saddex tan ee medium good vehicle, heavy vehicle ayaa igan la go,aamiyeyin saddexdii biloodaba mar laga qaado.$5

Hadaba waxaais waydiin leh waa maxay micin ah cashuuri? Xikmadda ay ku fadhido Cashuur qaadistu,,,waxay kasoo jeedaa Xikmadda ay Leedahay bixinta SEKADU. Waxaa laga qaadaa kuwa Dhaqaalahoodu weyn yahay, waxaana wax loogu qabanayaa kuwa danyarta ah. Haddii la yidhaahdo masaakiintow lacag baan idinka qaadayaa si wadooyin Tujaartu ku dalxiis tagto loogu dhiso,,,taasi Caqligal maaha

Hadab ayaa ka masuula ah in cashuurta la kordhiyo ee dastuurku u siiyey awood ?

Cashuurta la kordhinayaa waa in ayey ka soo un kantaa wasaaradda maaliayada oo ku dhisanaataa siyaasaddacad oo dawaladu leedahaye oo golaha wasiiradu isku soo raacaan oo ka soo doodaan, dabadeed madaaxweynuhu golaha wakiiladda u soo gudbiyaa .

Waxaa wax aad logoxumaado ah in dastuurkii qaranka u yaalaye sidaa inan yar oo golaha wasiiradda ka mid ahi ku ciyaaro oo wasiiro xay ah shaqadoodiiku qabsado kaba sii darene ragiii shacabkan masaakiinta ah ee ciida cunaya ayey soo doorteen ay noqodeen dhuuni qaatayaa oo duudub ku an sixiyeen.

Waxaan qabaa in dhaqaalo xumo aad u weyn ku keeni karto qarankan curdinka ah ee ayanu dhisayeno waayo laf-dhabarta dhaqaale ee somalailand waa xoolaha nool waxaynu oga nahaye in xoolihii noola inaga dhamaadeen oo kuwa dhaqaalaha ayanu ka helanaa ayey yihiin kuwa dalalka jaar keena laga keeno kuwaasi marka cashuurta lagu kordhiyo waxaa jaanis u helaya in ay ka faa,idaystaan dekedaha jaarkeena sida jabouti iyo boosaaso iyana waxaa hoose u dhac ku iman doona cashuurta waddo marista (road tax) oo dad badani aaney bixine doonine.

Waxaanaye sii kordhinaye saa sixir bararka xadhka goostey ee ka jiradalka imika waayo ninka baabuurka wata ee cashurta lagu kordhiyey waxaa u isna ku kordhinaya islaanta reer miiga ah ee naafka xoolaha magaalada keenta .

Waxaa loo baahan yahaye in dalka laga qabto golaha calooshood u shaqaystayaalka ah oo aan ka xishoonine dadka danyarta ah ee soo doortey ,dadnimo aan xushminen iyo diin midna waxaa aad loola yaabo ah in hadan iyadoo sidaa tahaye hadan madaxweynihii dhamaa ee qaranku isnasaqadii dhex qalinka ku duugo waxaanleeyahaye shacabka Somaliland taageera xisbiyadda mucaarid ka ah kan biyo diid xeerka xaaranta ah ee golaha dhuuni- qaatayaalku duuduubka ku ansixiyeen.waxaa iyagunamahad mudane 8 xildhibaan ee sida cadceeda uga soo mudhayey golaha waxaan leenahaye shacabku waa abaal idiin hayo waxaanad tihiine 8deed xildhibaan ee golaha wakiil noqon kara ahana imika.

Qallinkii: khadar Mohamed Omer

Khadar_aar@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured