Xildhibaan Shaadh Oo Sheegay In Uu Aqoonyahan Jiir Uu Xiidhaan Yahay Taaladi Beesha Isla Markana uu Ka Horyiimi Shirkii Gar-aday.

0
Thursday April 04, 2013 - 09:25:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Shaadh Oo Sheegay In Uu Aqoonyahan Jiir Uu Xiidhaan Yahay Taaladi Beesha Isla Markana uu Ka Horyiimi Shirkii Gar-aday.

    Waxaa maalinti tobnad xabsiiga ku jiira wiil dhalanyaro ah isla maarkana ahaa qoraa. Caalami ah waxanu marar badan ka faalloda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maalinti tobnad xabsiiga ku jiira wiil dhalanyaro ah isla maarkana ahaa qoraa. Caalami ah waxanu marar badan ka faalloda

Xildhibaan Shaadh Oo Sheegay In Uu Aqoonyahan Jiir Uu Xiidhaan Yahay Taaladi Beesha Isla Markana uu Ka Horyiimi Shirkii Gar-aday.

Waxaa maalinti tobnad xabsiiga ku jiira wiil dhalanyaro ah isla maarkana ahaa qoraa. Caalami ah waxanu marar badan ka faalloda amuuraha siyasaada iyo marxalada kolba laso dariista xukumada.aqoonyahan jiir waxaa lagu tiiriya in uu yahay nin aragti dheer,hadaba waxa iyaana anka maqnayn, dhaliilhi tiirada badna in ay dhibsadeen xukumadu hadaba mar aan la kulmay xildhibaan kaso jeeda beesha aqoonyahan jiir. Oo anuu wax ka waydiinay ciida amartay xadhiiga aqoon yahayn jiir waxa uu noo sheegay in aqoon yahan ka xadhiigisa uu yahay mid kaso ga”ay beesha aqoonyahanka waxanu hadana sii waydiiyay maa waxad uu jeeda lama ogola qof kaso jeeda beesha madaxwayne siilaanyo,”waxa uu ku jawabay anagu waxanu ku shiiray gar”adag isla markana ma ogolin in wax laga sheego madaxwaynaha dalka .waa yaab in qof lo xiidho maxad uu dhaliishay adeerka siilaanyo,

Xadhiga Mr Jiir waxa ay xad gudub iyo meel ka dhac ku ah xuqaaqda xoriyatul qawlka ee qodobka 32aad ee distoorku muwaadiniinta ugu fasaxay in muwaadiniintu ay si xor ah ugu soo bandhigi karaan qoraal saxaafada, sidaa darteedayaa cambaareeyay xadhiga lagula kacay muwaadinka dhalinyarada ah ee Aqoonyaha Jaamac Cilmi Jiir, oo maqaal uu rayigiisa ku soo bandhigay awgii Saldhiga dhexe ee Hargeysa ugu xidhan maqaal uu ku dhaliilay xukuumada.waxa iyaana dadka waxa la guudbo, in markay dhacdo taacadiga qoraaga in loga bahanyahay in ay si cad uu diidan oo ka dhiidhiyan,qallinki C/casiis Bashiir Nuur,TEL;4144434

Email.c.casiis98@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured