Maxkamadda Gobolka Hasrgeysa oo Hal sano oo xadhig aan Iibsan kari iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle

0
Sunday March 31, 2013 - 18:42:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Gobolka Hasrgeysa oo Hal sano oo xadhig aan Iibsan kari iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle

    Hargeysa(xogreebnews.com) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay. Maxkamadda Gobolka Hasrgeysa oo Hal sano oo xadhig aan Iibsan kari iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle

Hargeysa(xogreebnews.com) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay.Garsoore Cismaan Suldaan Ibraahim Daahir (Cismaan Fanax) oo Dacwada Sheekha Gacanta ku hayay isla markaana soo saaray go’aanka manta ayaa Maxkamadda horteeda kaga dhawaaqay Xukunkan.“Maxkamadda gobolka hargeysa waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa waaranka xukunka danbiilaha magaciisu hoos ku qoran yahay Maxamed C/laahi geelle ina cibaado Muuse oo konton jir ah.Maxkmaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal milyan oo ganaax ah kaasoo lagu xukumay qoddobka 287, 215, 231, XAG.xadhigan waxa looga bilaabayaa maalintii xorriyadda laga qaaday oo ahayd 4/3/2013 xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay taariikhdu tahay 31/3/2013, sidaa daraadeed taliyaha xabsiga dhexe ee hargeysa waxa lagu amrayaa inuu xabsiga ku hayo inta xadhig ciqaabeedkiisu ka dhamaanayo ganaaxana ka bixinayo.”Xukunkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee lagu rido Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle iyada oo xukuumadihii kala danbeeyay ee Somaliland dhawr jeer u xidheen qudbado uu jeediyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured