Xukuumadda oo si lama filaan ah xalay u baabi’isay shirkii Tallo-qaran iyo Feysal Cali Waraabe oo ay khiyaamo ku dhacday

0
Saturday March 30, 2013 - 08:28:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda oo si lama filaan ah xalay u baabi’isay shirkii Tallo-qaran iyo Feysal Cali Waraabe oo ay khiyaamo ku dhacday

    siilaanyoHargeysa(xogreebenws.com) Xukuumadda Somaliland ayaa xalay baabi’isay Shirkii Tallo Qaran ee ay ku baaqday xili ay dalka ku soo dhamaadeen Ergooyinkii Qurba-joogta ahayd ee ay Martiqaadka u fidisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

siilaanyoHargeysa(xogreebenws.com) Xukuumadda Somaliland ayaa xalay baabi’isay Shirkii Tallo Qaran ee ay ku baaqday xili ay dalka ku soo dhamaadeen Ergooyinkii Qurba-joogta ahayd ee ay Martiqaadka u fidisay.

Xukuumadda oo si lama filaan ah xalay u baabi’isay shirkii Tallo-qaran iyo Feysal Cali Waraabe oo ay khiyaamo ku dhacday
siilaanyoHargeysa(xogreebenws.com) Xukuumadda Somaliland ayaa xalay baabi’isay Shirkii Tallo Qaran ee ay ku baaqday xili ay dalka ku soo dhamaadeen Ergooyinkii Qurba-joogta ahayd ee ay Martiqaadka u fidisay.

Lama oga sababta dhabta ah ee ay Xukuumaddu u baabi’isay shirkaas ay hore ugu baaqday ee ay kharashkiisa gashay, iyo go’aanka kale ee ay ku bedeshay maadaama laga dhu-sugayay in ay dhagaysato fikradaha dadku ka qabaan xaalada siyaasadeed ee Dalka la soo deristay.


Inkasta oo ay dad badani ku dhakafaareen Tallada Qaran ee ay Xukuumaddu u mudaysay maanta oo ay ahayd inay qabato maadaama Madaxweyne Siilaanyo markii uu Turkiga ka soo laabtay si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu qaadacay shirka London ee uu Talada qaran dadka ka weydiinayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured