Wasiirkii Gaashaandhiga Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Muuse oo ku Biiray Waddani

0
Sunday March 17, 2024 - 07:46:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Gaashaandhiga Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Muuse oo ku Biiray Waddani

    Kulan in muddo ah u soo socday Siyaasiyiinta Beesha degta Gobollada Salal iyo Awdal iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI oo ay hoggaaminayeen Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashandhiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan in muddo ah u soo socday Siyaasiyiinta Beesha degta Gobollada Salal iyo Awdal iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI oo ay hoggaaminayeen Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashandhiga
Kulan in muddo ah u soo socday Siyaasiyiinta Beesha degta Gobollada Salal iyo Awdal iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI oo ay hoggaaminayeen Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashandhiga Ee Dhawaan Iska casilay Xukuumada Madaxwayne Biixi  iyo Wasiirkii hore ee Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha, Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateye iyo Mudane Cabdi Siciid Faahiye ayaa ku soo gebogaboonay jawi isfaham iyo taxaaluf siyaasadeed. 


Wasiiradii hore iyo Murashaxa Madaxweynaha waxa ay isla meel dhigeen qoddoban;

1. In Beesha degta Gobollada Salal iyo Awdal iyo tageerayashooduba la bohooban Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. 

2. In qoddobada Heshiiska ee labada dhinac la dhammaystiro isla markaana la qabto Munaasibadda Shaacinta Xafladda Soo dhaweynta.

X - wadani .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured