Maxamuud Xaashi oo ugu Baaqay Madaxweyne Biixi inuu Hadalkiisii u dambeeyay uu Ficil u Beddelo

0
Sunday March 10, 2024 - 08:38:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Xaashi oo ugu Baaqay Madaxweyne Biixi inuu Hadalkiisii u dambeeyay uu Ficil u Beddelo

    Maxamuud Xaashi oo ugu Baaqay Madaxweyne Biixi inuu Hadalkiisii u dambeeyay uu Ficil u Beddelo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamuud Xaashi oo ugu Baaqay Madaxweyne Biixi inuu Hadalkiisii u dambeeyay uu Ficil u Beddelo
Hargeysa(Xogreeb.com)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka KAAH Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa soo dhaweeyay dhaqangelinta xeerarka doorashada.
Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay in loo diyaar garoobo doirashooyinkii isa saarka ahaa ee muddaysnaa 13ka November 2024. Waxaanu madaxweyne Muuse ku booriyay in hadalkiisii wanaagsanaa ee màanta ka soo yeedhay uu ficil u beddelo.


Mr. Xaashi wuxuu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi haddii uu ku guulaysto doorashada la bogaadin doono, haddii aanu galgalan ee marka laga guulaystana uu noqon doono oday qaran oo la mid madaxweyneyaashii ka horeeeyay ee Daahir Rayaale iyo Siilaanyo.
Maxamuud Xaashi wuxuu komishanka uga mahadceliyay u diyaargarowgooda la xidhiidha qaban qaabada doorashooyinka.
Ugu dambayn wuxuu ballan qaaday in ururkiisu uu cod ka wada doonayo dhammaan 23ka degmo doorasho ee lixda gobol ee dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured